HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Thursday, December 6, 2012 - 19:10:51
Waxaa la aqristay: 495 Jeer.

Barçelona oo rabta in lagu hadlo luuqada Catalan

Waxaa Qoray:


kooxda FC Barcelona ayaa soo saartay amar iyo baaq ay ku taagereyso in dadku ay dhamaantood kuwada hadlaan luuqada dadka gobalka Catalonia.

kooxda qarnigaan ee Barcelona ayaa ku sheegatay qoraal ka so baxay xafiskeeda iney u rajeyneyso in la hor marin doono isticmalka luuqada Catalan tasoo jirtay muda dheer lakiin badanaa aan lagu hadlin

“luqadeena waa kooxdeen oo kale , waana in eey ku hadlaaan dalka ku nool gobalka oo idil si eey aduunka u gaarto .

Ciyaartooyda ajaanibta ah ee kooxda joogta ayey tani saameyn doontaa waxaana warbixintaan ay sheegtay in lagu faafin doono dadka kaganacsada gobalka ,kuwa ka ciyaara iyo dadka usoo safray oo dhan

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale