HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Thursday, December 13, 2012 - 08:41:06
Waxaa la aqristay: 687 Jeer.

Barcelon oo ku dhow in ay jabiso rikoor cusub

Waxaa Qoray:


Barcelona ayaa labo gool kaliya ay ugu harsantahay rikoor cusub , xili ay dhaawcyo kala duan qabaan weeryahanadeed. Waxaana kooxada Catalan ay dhalisay 170 gool sanadkii 2011 sanadkaana waxey dhalisay 168 gool .

Kooxda waxaa ugu harsan labo kulan sanadka cusub , waxaana macquul ah in rikoorkaan ay jabiso . marka ay wajahdo Atlético de Madrid maalinta Axada sidoo kalana ay usafraan kooxda Valladolid.

Barcelona ayaa leh 168 gool sanadka 2012 ,iyadoona 104 gool ay tahay goolasha horyaalka La Liga, halka 26 ay ka dhalisay Chamipions League, 24 Copa del Rey 4 goolna Supercopa de España.

Goolasha waxaa inta badan iskaleh Messi Waxana laacibka xulka Argentine uu hada leeyahay 88 gool, taasoo kala bar ku dhow 168 –daasi gool oo ay dhaliyan dhaaman kooxda Barça .

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale