HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Monday, January 21, 2013 - 10:39:29
Waxaa la aqristay: 389 Jeer.

Banaanbaxyo xoogan oo iminka ka socda Magaaladda Muqdisho

Waxaa Qoray:

rrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrr

Banaanbaxa oo ay ka qeyb-galaayan Masuuliyiin katirsan Xukuumadda Somalia ayaa waxaa uu iminka kadhacayaa Suuqii hore e Ceelgaab oo hada loo bixiyay Beerta Nabadda

Banaanba oo ah mid lagu taageeraya Guushii Madaxweynaha iyo wafdigiisa ay usoo hooyen Somalia taasoo 21-sanno kadib loo aqoonsaday in Somalia ay wax la qeybsan karto Dowldaha Caalamka, waxaana ka qeyb-qaadanaaya Banaanbaxa Raisul wasaaraha Xukuumadda Somalia iyo Masuuliyiin katirsan xukuumadiisa

Dadka banaanbaxa isugu soo baxay ayaa ku dhawaaqaya hal ku dhigyo ay kamid yihiin Soomaaliya guul, soomaaliya hanoolaato, soomaaliya wey isku tashatay iyo Erayo kale

Macadda xiliga uu soo gabagaboobi doono Banaanbaxaani balse masuuliyiin katirsan Xukuumadda Somalia ayaa sheegaya in banaanbaxa uu socon doono ilaa iyo duhurka

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

3 Comments for “Banaanbaxyo xoogan oo iminka ka socda Magaaladda Muqdisho”

  1. But Romney can be wise to offer her a place of some sort, along with all of the many others who ran versus him, and throw in Sarah Palin way too. When Obama claimed he was going to fundamentally change the United States, several imagined he intended for your far better. Now that we know the reality, lets get about seriously changing it right into a vibrant growing nation, rather than a broke has-been nation that has to bow down to many others.

  2. er, currently being THERE stay. I know better than that, I iz a kollege gradumate.

  3. ahmed qeys

    waaaaaaaaaaaa guuuuuuuuuul waaaaaaaaaaa guuuuuuuuuuuul

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale