Waxaa la aqristay: 513 Jeer.
Balotelli oo loo qabtay in uu sedax Asbuuc ku bad baadiyo xubinimadiisa kooxda Manchester City
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"
Mario Balotelli ayaa loo sheegay in uu heesto sedax todobaad oo kaliya in uu ku bad badisado sii joogitaanka kooxda Manchester City, iyadoona kooxda Talyaniga ka dhisan ee AC Milan ay isku diyaarineyso in ay hesho lacibkan bisha January sidaa waxa ogaatay Goal.com .
Mancini ayaa ku eedeeyay Balotelli in uu Qatar galinayo mustaqbalkiis waxaan diyaar uu uyahay in uu iska fasaxo weeryahanka daabeecada qalafsan hadii ay noqon laheed amaah ama hishiis tooos ah – ka hor sanadaka cusub .
Balotelli qandaraaskiisa ayaa dhici doono 2014 mana jirto qorshe ay kooxda City ay hishiis cusub ugu badhigi doonto ciyaaryahankan.  Agaasimaha ciyaaraha ee kooxda Man City Begiristain iyo tababare Mancini ayaa isha ku haya ciyaaryahano ay ka mid yhiin ,gool dhaliayaha kooxda Atletico Madrid Radamel Falcao iyo kubad qabeeyaha kooxda Malaga Isco.
City ayaa door bidi doonta in ay toos isaga iibiso ciyaaryahankan intii aay ku dir laheed qaab amaah ah oo ay ku rabto Milan ,waxaana hada loo qabtay in uu isku muujiyo sadex asbuuc.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨




I also conceive therefore , perfectly indited post! .
I came to realize that life lived to help others is the only one that matters and that it is my duty…This is my highest and best use as a human.
Along with a home equity lender approves the homeowner for a payment agreement commensurate with your application. Naturally, applying for a score of about 660 or higher.
I don’t commonly comment but I gotta say appreciate it for the post on this amazing one : D.
Another advantage is no grunting noise, just pure silence of the pedals. A normal EB would consume fuel at an average rate of 100-150 watts of electrical energy compared to gasoline consumption.
Travel agencies are likely to obtain discounts (deals with airlines and hotels). The savings can be up to $500. Your savings will totally maximize if you use a Brazil Journey agency. Cope with Brazilians they will get you by far the most savings.br /Rio is not any far more lovely than any other coastal metropolis! As with any major city inside the environment, you will obtain about crowded streets and a higher crime rate……Why not make an effort to stop by a handful of smaller cities along the coast during your stay? The Carnival celebrations are just as Significant! In case you want you can contact me by our internet site.
Thanks a lot of for your website submit.Significantly thanks once again. Neat….