1: Wednesday, December 5, 2012 - 21:13:59
2: 764 Jeer.

Ashley Cole oo ku wajahan Manchester United

Waxaa Qoray:


Daafaca koxda Chelsea Ashley Cole ayaan meesha ka saari doonin suurto galnimada in uu ku biiri doono kooxda Manchester United marka uu dhaco hishiiska uu kula joogo kooxda Chelsea dhamaadka xili ciyaredkan sidaa waxaa ogaatay ESPN .

Cole oo 31 jir ah ayuu ka dhici doon heshiika uu ku joogo Stamford Bridge dhamaadka xili ciyaaredkan ,iyadoona milkiilaha koxdiisa uu soo badhigay sharci cusub oo ku aadan in ciyaaryahankan da’a diisa ay ka weyn tahy 30 sano aan la siin doonin wax ka badan hal sano oo heshiis taasoo laacibkan ku qasbeysa in uu kooxda ka tago

“Waa run in in ka badan shan kooxod oo Europe caan ka ah ay raban laacibkaan waxaana ka mid ah Manchester United oo aanan meesha kasaari karin sidaas waxaa ESPN usheegay wakiilka laacibkaan .

Tababaraha kooxda Red Devills Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in uu aad ugu riyaaqi doono hadii uu Cole ku soo biro Old Traford.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale