1: Saturday, December 8, 2012 - 07:09:03
2: 400 Jeer.

Ashley Cole iyo Steven Gerrard oo hogaaminaya 5-ta ciyaariyahan ee isugu soo hartay laacibka sanadka ee xulka England

Waxaa Qoray:


FA-ga Ingriiska ayaa ku dhawaaqay wajiyada isugu soo haray abaal marinta laacibka sanadka ee xulka qaranka Ingriiska ,taasoo sanado badan kadib laga waayay laacibka Man United Wayne Rooney .

Taageerayasha xulka Ingriiska ayaa codkooda ku dhiibtay in Ashley Cole, Steven Gerrard, Joe Hart, Glen Johnson iyo Danny Welbeck ay yihin shantii ugu wanaagsaneyd wadankaas sanadkaan dhamaadka ah.

Laacibinta ayaa ka qeyb galay koobkii qaramada yurub waxaana ay door fiican ka ciyaareen 13-kulan oo ay Ingriisku ciyaareen sanadkaan ,waxaana lagu kala saarin doonaa codeyn kale oo lag qaadi doono dadka udhashay wadanka Ingriiska .

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale