1: Saturday, December 8, 2012 - 07:04:47
2: 231 Jeer.

Arsenal v West Bromwich Albion (muhiimada kulanka)

Waxaa Qoray:


Arsenal oo ay xaaladu ku xumeed maalmahan ayaa galabta kulan adag ka hor tagi doonta kooxda maalmahan laga cabsado ee Bromwich Albion:

Waxa muhiimka ah ee kulankan

Taariikhda ciyaarta: Sabti, December 8

Kooxaha: Arsenal v West Bromwich Albion

Garoonka: Emirates Stadium

Waqti geeska Afrika: 6:00

Arsenal (sida macquulka ah, 4-2-3-1): Szczesny; Jenkinson, Mertesacker, Vermaelen, Gibbs; Wilshere, Arteta; Oxlade-Chamberlain, Cazorla, Giroud; Gervinho.

Waxaa ka maqan: Diaby Fabianski , Koscielny, Podolski, Santos , iyo Walcott oo dhaman dhaawacyo qaba

Waxaa la tijaabin karaa Sagna oo xanuun yar caloosha ka qaba

West Bromwich Albion (sida macquulka ah, 4-2-3-1): Myhill; Reid, McAuley, Olsson, Ridgewell; Yacob, Mulumbu; Dorrans, Brunt, Gera, Long.

Waxaa ka maqan: Dawson iyo Foster oo dhaawacyo qaba

Garsooraha ciyaarta : Mike Jones (waana ciyaartii 10 aad ee sanadkaan).

Arsenal ayaa ka hor tagi doonta kooxda West Brom oo ka sarreysa shan dhibcood taas oo kuu muujineysa awooda sanadkaan ee kooxda West Brom.

Arsenal ayaa ciyaareysa galabta iyadoo ku jirta waqtigeedii ugu xumaa mudo 18 sano ah xaga bilaabashada horyaalka.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale