1: Wednesday, December 12, 2012 - 09:16:15
2: 308 Jeer.

Arsenal oo laga reebay Capital One Cup.

Waxaa Qoray:


Iyadoo aan todobo sano aan qaadin wax koob ah ayey markale lumiyeen koob ka mid ah kuwii ay rajada ka lahayeen ,waxaana Arsenal xalay laga soo saaray koobka Capital One Cup.

Kooxda Bradford City oo ciyaarta League 2 ayaa Arsenal ka soo saartay koobkan markii ay kaga adkaatay rigoorayaal 3-2.

Arsenal ayaa lagala wareegay hogaanka ciyaarta daqiiqadii 16 aad ee bilawgii hore markii uu gool ka dhaliyay Garry Thompson ,laakin daqiiqadii 88 aad ee dhamaadkii ciyaarta kabtanka Arsenal Tomas Vermaelen ayaa Gunners udhaliyay goolka bar bar dhaca,waxaana gool kulaadkii ku adkaatay Bradford.

Shaxda ciyaarta

Bradford waxaa usafnaa: Duke, Darby, Meredith, McHugh, McArdle, Thompson (Jones 72), Atkinson (Turgott 92), Jones, Doyle, Hanson, Wells (Connell 74)

Badal aan la isticmaalin: McLaughlin, Good, Ravenhill, Hines

Gool: Thompson 16

Jaale : Wells, Doyle, Hanson

Arsenal waxaa usafnaa: Szczesny, Sagna, Mertesacker, Vermaelen, Gibbs, Wilshere, Ramsey (Rosicky 69), Cazorla, Coquelin (Chamakh 60), Podolski (Oxlade-Chamberlain 69), Gervinho.

Badal aan la isticmaalin: Mannone, Squillaci, Jenkinson, Arteta.

Goolka: Vermaelen 88

Booked: Gervinho, Vermaelen

Garsoore : Mike Dean

Daawadayasha : 23,971

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale