1: Thursday, January 3, 2013 - 08:48:12
2: 777 Jeer.

Arsenal oo €9milion usoo bandhigtay Acquah

Waxaa Qoray:

acquah490a
Kooxda Arsenal ayaa meel aan loo fileyn ka soo bilawday olalaheeda suuqa kala iibsiga markii ay €9milion usoo bandhigtay xidiga khadka dhexde ee Palermo Afriyie Acquah

Laacibkaan oo hada amah ugu ciyaara kooxda Parma ayaa umuuqda mid ganacsi laga sameynaayo waxaana kooxdiisu ay ogtahay in uu ubaahan yahay koox weyn.

20 jirkaan ayaa waxaa xiseyneysa kooxda reer England ee Arsenal waxaana sida lagu qoray Footballitalia ay The Gunners ugaartay kooxdiisa aduun dhan €9milion.

Kooxda reer Talyaani ayaa lagayaba in ay ku qasbnaato in ay aqbasho qiimahan madama uu laacibkaan ubaahan yahay in uu baxo.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale