HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Sunday, January 6, 2013 - 08:10:48
Waxaa la aqristay: 537 Jeer.

Arsenal oo £8milion usoo bandhigtay xidiga Wigan James McCarthy

Waxaa Qoray:

macharty
Kooxda Arsenal ayaa loolankeeda suuqa ku soo daartay laacibka khadka dhexe ee kooxda Wigan James McCarthy.

Wenger ayaa usheegay jariirada Talksport in laacibkaan uu leeyahay qaab ciyaareedka kooxdiisa waxaana uu sheegay in ay kooxdiisa ubandhigi doonaan aduun dhan £8million si 22 jirkaas uu uga soo muuqdo garoonka Emirates,.

Tababaraha kooxda waqooyiga ayaa sidoo kale sheegay in kooxdiisu ay wada hadalo kula jirto xidiga daafaca ee kooxda Montpellier Yanga-Mbwia kaas oo sidoo kalana dhexda ciyaari kara.

Hogaamiyaha The Gunners ayaa dhan kale rajo ka muujiyay in kooxdiisu ay soo xiri doonto saxiixa laacibka Atletico Madrid Adrian Lopez,

Waxaa uu sheeegay tababare Wenger in si walboo ay noqoto ay wajiyo cusub ka soo muuqan doonaan kooxdiisa bishan.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

3 Comments for “Arsenal oo £8milion usoo bandhigtay xidiga Wigan James McCarthy”

  1. スーパーコピーロレックス腕時計

    売れてるからって「天狗」になってる感もないから
    [url=http://www.rolexkopi.com/]スーパーコピーロレックス腕時計[/url]
    スーパーコピーロレックス腕時計

  2. Abdulahi sharif

    DAVID VILLA, wa ciyaryahan ku wanagsan gunners lkn waxa uga sii wanagsan LOPEZ lkn james mcarthy aqoon fcn uma lihi

  3. Faysal

    Arsenal wey ka so laba kac len donta sidii hore hadii la helo villa

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale