1: Tuesday, December 11, 2012 - 16:47:06
2: 510 Jeer.

Arsenal iyo Liverpool ooku raadi jooga Michu

Waxaa Qoray:


Weeraryahanka mustaqbalka  leh ee kooxda Swansea City Michu  ayaa dalab ka helay qaar ka mid ah kooxaha ugu tunka wayn horyaalka dalka Ingariiska  .

Gool dhaliyaha dalka Spain ayaa lagu waramaya in uu isaga tagi doono kooxdiisa maadam ay diiwan gashdeen kooxaha Liverpool iyo  Arsenal.

“hada waan ku faraxsnahay kooxdeyda ,laakin wax walba waa macquul” ayuu u sheegay   Radio Marca

“waa wax qurux badan in ay  dalab kuu soo diraan kooxo waa weyn sida Arsenal iyo Liverpool laakin kooxda Swansea waan ku faraxsanahay  ayuu hadalkiisa ku daray.

Liverpool ayaa horey Allen £15Milion ugu soo qadatay kooxda Swansea  halka kooxda Arsenal uu labo gool ka dhaliyay  todobadkii la soo dhaaafay .

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale