Waxaa la aqristay: 515 Jeer.
Arsenal iyo Chelsea oo ku loolamaya Marco Verratti
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

Labada koox ee reer England ee Chelsea iyo Arsenal ayaa ku soo biiray loolanka xidiga khadka dhexe ee kooxda Paris St. Germain Marco Verratti,kadib markii Juventus ay deg deg ula xiriirtay.
Laacibkaan oo ka mid ah xidigaha joogtada ah ee kooxda PSG ayaa sameynaya qaab ciyaareed wanaagsan taas oo labadan koox ku dhiiri galisay in ay soo qaataan.
Xidigaan ayaa laga yaaba in uu dhabarka xijiyo kooxda reer France hadii tababare Carlo Ancelotti shaqada laga eryo kaas oo hada cadaadis uu ka heysto kooxdiisa .
Xidigaan 20-jirka ah ayaa xiiri wanaagsan la leh macalinka ay isku wadanka yihiin waxaana uu doonaya in uu kooxda isaga dhaqaqo hadii ay PSG eriso Ancelotti .
Tani waxaa ay fursad utahay kooxaha Chelsea iyo Arsenal oo isku heysta diiwaan gashiga laacibkaan ,laakin waxaa ay loolan kala kulmi doonaan kooxda Juventus.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
ary hearing: Even across the mountains, but also exciting to hear each other’s heartbeat.
louis vuitton outlet