Waxaa la aqristay: 1,192 Jeer.
Aragti : Bari iyo FIFA Ballon d’Or Messi,Ronaldo iyo Andres Iniesta
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"
Bari waxaa lagu dhawaqi doonaa abaal marinta FIFA Ballon d’Or waxaana lagayaba in ay sameyso taariiq gooni ah ,waa hadii uu ku guuleystay Lionel Messi oo noqon doona ciyaariyahankii ugu horeeyay ee 4 jeer ku guuleysta.
Xidiga Barcelona iyo xulka Argentina Lionel Messi ayaa ku loolamaya 91 gool oo uu dhaliyay sanadkaan ,Cristiano Ronaldo ayaa ku tartami doona horyaalka La Liga oo uqaaday kooxdiisa halka Andres Iniesta uu ku loolami doono in uu ku guuleystay koobka qaaramada yurub 2012.
Vicente del Bosque Jose Mourinho iyo Pep Guardiola ayaa usharaxan abaal marinta macalinka sanadka kuwaas oo nin walba wax qabadkiisa lagu qiimeyn doono .
Xidigaha Abby Wambach ,Alex Morgan iyo Marta ayaa ku tartami doono laacibada ugu fiicanka sanadka xaga haweenka
Hadaba yaa u aragtaa xidiga sanadka iyo macalinka sanadka.?
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Asc dhamaan aqyaarta jecel sportiga caawa waxaa lasameyn doona xidiga ugu fiican aduunka waxaana urajaynaaya xidiga kooxda barcelona dalka spain andres iniesta bye viva torres .demba ba. Hazard mata
Waxaa qaadayo baloni di oro c. Ronaldo (maqadayo messi iyo wixii lamid ah
Dhaman wa idin salamay bahda laacib iyo bahad cayaraha jecel meesi aya ku leh maxa yelay wa nin culus
In my opinion if i confirm my legtimate it is obvious that andres iniesta` will truely win couse he won the best player in europe in 2012 but if they give to messi what we all see is unfair and ronaldo stay away from it never enter..you won’t win.
Andres iniesta`¤
messi and del bosque
Wa Leo messi iyo Vicente del bosque
ADRE INIESTA IYO JOSE MURINHO
asc dhamaan waxaan layaabanahay dadka dhahaayo ronaaldo aa lasiinaa maxaa lagu siinaa horta hore ma nin laga koreeyo 16dhibcood iyo 12 gool kkkkkkkk meeshaan hadii laqiimeeenaayo koob inesta ayaa leh hadii laqiimeenaayo laacibtinimo iyo rikooro aboor cunay lasoo jaf jafay waxaa iska leh messi teeda kale yaa la iloowin waxaa qiimeeyo abaal marintaan joornaaliiste alantoorayaasha qiimeen hordhac ay samesay skysporti koligood waxay u codeeyeen messi marka taageerayaasha ronaldo niyada been haku dhisinina waayo ronaaldo waligiis waxa uu ahaa malxiis hadana malxiisnimadiisa ayaan uheenaa caio
Ronaldo haduusan qaadin waa cadaalad daro waana la bahdilayaa waxaana laga xigsanayaa reero Barcelona Ana waligay waan taageerayaa ronaldo via ronaldo and all man United players via Rooney, b.v.persie, kagawa, vidic
Asc dhaman waxan salmaye bahda somalidamanta hadii aan ka dhiibto waxa iska leh ronaldo macalinka waa morinho hadii oo rolando oo qadanin sanadkani ciiyaarahaba wan iska daanaynaa viva v.berse
Birito waxa ay noqon dontaa malinta uu ronaldo iska leyahay messi mesha waxba uma yalaan malmihisa wa so laqyay 91gool aya dhaliyay wax haku qaaada hee viiiva ronaldo
hadi runta laga hadlo waxa leh ronaldo wayo sanadki 2012 realmadrid ad ayo oo cawiyay labo cup ayo oqaday wanah ninki 6 el calasico goal lal kadaliyay shabaqa barca so tabtay ben ma ficno sanadkan waxa leh ronaldo hadi kale mesha waxa ka jirta cadalat daro viva robin van persie
Ronaldo ayaa kuguulaysaanaya
Messi ayaa ku leh viva messi
Laacib adunka waa messi tababaraha adunka waa murinho
lionel andres messi iyo vicente del bosque
Ronaldo ayaa qaadayo cml insha allaah
Wow wa ey is ka caday in lionel messi o qaadan dono macalinkana wa del bosque from spain
Asc asxabta somalidamanta iyo dhalinta sport ga waxaan tagero u ahay ronaldo lkn waxan daremaya in uusan samen wax lagu siiyo mida kale misse lama sindono wayo yurub lagama yaabo in eey 4jer halqof siiso waxana qadan dona inyasta fikis ahan teyda
War waxaa qadan dono marki afarad messi ee ronaldo iskagatag mesha waxba ku mayalane
xidig nimadu ninka qaadani waay iska cadahay murana looma baahno waxaa qadanaayo waa yaan dhahaa kkk nin kale ma aha waa andres iniesta kanax ama ku farax guul muhandaska
Waryaaa ma arkaysid ronaldo inta uu taaganyahay qoruxlawgu messi iyo inesta ha soo dhigin viva ronaldo never fear anay thing U will be the winner
maxaa waqti leyskaga dhuminaa cida qaadeyso eufa wey ogtahya yaanan lagu mashquulin
Waaw waxa ku gulesanahayo lion messi waa xidiga ugo wanagsan dunida