Waxaa la aqristay: 1,179 Jeer.
Amiin Caamir oo Sawir Cajiib ah ka sameeyay Gen. Yuusuf Indha Cadde
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi

Amin Caamir oo ah Kartooniiste Caan ka ah Gayiga Somalia ayaa waxa uu wax ka Cabiray Xarigii Maalinimadii Shalay loo geystay Gen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo isagu loo arkay inuu Khilaafay Sharcida Xukuumadda Somalia iskuna dayay inuu xoog ku galo Garoonka Caalamiga ee Aadan Cadde xilli uu soo dhaweynaayay Wafdi ka socday Ururka Ahlusunna.
Amin Caamir ayaa soo dhigay Bogiisa Sawir uu ku muujinayay Xarig Indha Cadde isagoona wax ka tilmaamay Kaalinta indha Cadde kaga aadan Barashada Ingiriiska, Hayeeshe Amiin Caamir waxa uu Muuqaalka Gen. Indha Cadde dul dhigay Qoraal yar oo Ingiriis ah kaa soo ah mid isku dhex yaacsan oo ay Saraakiisha AMIOSM wax ka garan weysay inta ay gacanta ku hayeen Indha Cadde.
Saraakiisha AMISOM waxa ay xabsiga dhigeen Gen. Indha Cadde taasoo sabab u noqotay in goobta laga waayay Mas’uul u kala turjuma AMISOM iyo Gen. Indha Cadde.
Si kastaba ha ahaatee, Amin Caamir Kartooniistaha Caanka ah oo aalaba Sawir ku muujiya Siyaasadaha Dalka Somalia ayaa iminkana Bogga Interneedka uu ku leeyahay soo dhigay Muuqaalka Gen. Indha cadde oo Shalay la dhigay Xabsiga isaga oona Qoraal ku muujiyay in Indha Cadde uu yahay nin Illaa iyo iminka isticmaala Magaca Gen.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
A person essentially lend a hand to make significantly posts I’d state. This is the very first time I frequented your web page and up to now? I surprised with the research you made to make this actual post incredible. Wonderful task!
fuck soomalidamaanta iyo amin camir cuqdad qabiil a qabtiin iyo habargidr naceeb lkn waa la dhimaneesin lee
VIVA AMINSON______________ALLA CEEEEEB BADANAAAAAAAA!
JANRAL FAAAAAALSO WAX BAA QABSADAY!
MOORYAAN MORYAAN WAA DHAMAATAY , DALKII U,MAD WAX BARATY AYAA TIMID, MOORYAANOOW XAGAAAAAD QABAN?
JANARL FAAAAAAALSOW XAGAAD QABAN,? DR:FAAAALSO XAGAAD QABAN?
JENRAAL FAAAAAAAAAAAAAAAAALSO!
waryaa kan labaxay foos ee afkaaga urkiisa qurunka la aad galkacayo ee amiin caamir
waa muwaatin reer xamar oo xundhurtiisa ku duugan ee waa dhamaatay sheekadii
mooryaanta wixii iljeex ay dhacdey masaakiinta reer xamar iyo reer digil mirfle jarer wey
ee iljeex dulmigaas maka xarsaneesiin adn iyo aaqiro ee shaatiga meel kale u warejiya
waa wadani soomaliyeed arligeeygo viva reer xamar oo dhan viva c aamir sheg runta
yaa waaye ninka an danbi galin maxa lo arkaa tan indhacade galay ee waliba 10 jeer ka badan waydiis tay cafiska umada waa gii maxaakiimta alle subxaana watacalaa ayaa hada danbi ka gasho oo aad so tow biso ku cafinaaya ibna adaan iska daaye balse dadkaan xanuun kale ahaayo markii laga yimaado amiin caamir adi 1991 adoo beero dadoow xoogay dhulalka islameedna dhis tay xoolihii dad weynahana dhacaya 2o sano oo aad iskuugu gabar iyo oday wacateen geela kii jirayna wasiiro ka dhigay asagoo wax ba qorin akhrisna aqoon aa xoog laagaaga kiciyey ilaa hada maxaa la calacalee hadaad raga iska celin karin waxa modaa naaag la furay iyadoo ninkeeda jecel meeshaa ku aragtaba wayeel iyo nin yarba waa calacalayaan amiin caamir haduu wax tari karo farmaajo madaxweyne idinkaaga dhigi lahaa kistiisa uuna idinka shaqaystaa bes walee been been danbe in an lagu nolaaneen somaliyana waxay toosee ilaa idinka la idinka tirtiro sabab too ah dhulka soomaaliyeed wax ba kuma lihidiin cadeeena waxa ah cabdullahi yuusuf markuu ubax dhigay qabri ku yaal yaman ee warbaahin tana u sheegay in aad ka timaadeen meeshaas xoolahana aad ka qashaan kabahana ka toshaan maxaa kaaga galay soomaliya marka aadaab yeesha hadii kale bada ayaa la idinka talaabsiinaa sht
fuck adinka iyo soomaalidamaanta iyo amin camirba amiin camir waa dadkii an xooga ku hesan jirnay oo xoriyada qurbaha ku helay lkn malin uun somalia wuu imaan adinka mesha ka gali leheeden indhacade a la rabaa hell
soomalia waa wali inta idha cade janan loogu yeeraayo ninkii bilaabay in biyo wabi lagado maanta jananimo sheeganaayo dowlad meesha mataalo umada ha qaldina ee ku kala taga
mid ka kan caay tamayaaya ha ugafin dadka magaca iyo maamuuska kuleh somaaliya sida amin camir adigoo difaacayo mujrim umada baa bi iyay
fifa amin camir waligaaba runta haka baqin waxaanina weey dhamaanayaan
maalin maalmaha kamid ah sii wad hal gan kaaga