HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Friday, December 7, 2012 - 11:19:16
Waxaa la aqristay: 173 Jeer.

Al Shabaab oo Nin Beeraley ah Ku Toogtay Baardheere

Waxaa Qoray:


Ciidamo ka tirsan Xarakaa Al Shabaab gaar ahaa kuwa loo yaqaan Amniyaadka ayaa Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ku toogtay Nin Beeraleey ah.

Dadka degan Magaalada Baardheere ayaa Warbaahinta u sheegay in ninkaan Beeralayda ah ay Kooxda Shabaab ku dileen deegaanka lagu magacaabo Helo Shiid oo 15-KM ka baxsan Baardheere.

Sidoo kale Wararka ayaa intaasi waxay ku darayaan in ninkaan loo dilay muran ku aadanaa amar kasoo baxay Kooxda Shabaab oo marxuumkan uu diidanaa kaasoo ahaa inaan la beeri karin Tubaakada ninkaasna loo dilay falkaas.

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale