1: Friday, March 9, 2012 - 12:48:35
2: 244 Jeer.

Akshay Kumar iyo Xaaskiisa Twinkle Khanna oo ugu dambeyn heshiyay

Waxaa Qoray:

Qilaaf hoose oo maalmahan saxaafada qabsaday ayaa udhaxeeyay jilaaga weyn ee Akshay Kumar iyo xaskiisa Twinkle Khanna

Sida saakay lagu qoray Bollywood News labada jilaa ayaan isku fiicneyn tan iyo bishii tagtay markii Akshay Kumar uu dhowr gabdhood siiyay ubaxyo maalintii jaceylka aduunka ee 14-kii bishii hore

Quruxleyda Bollywood-ka Twinkle Khanna ayaa la sheegay in ay ka carootay arintaan iyadoo labada lamaane uu mugdi galay nolashooda

Laakin Akshay Kumar oo ah nin fur furan ayaa la sheegay in uu xaliyay qilaafkaas waxaana ay hada si  wada jir ah Twitter-ka ugu qoreen “waan heshiinay”

Twinkle iyo Akshay ayaa is guursaday sanadkii 2001-dii wexeyna isku leeyihiin hal wiil oo lagu magacaabo Araav

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale