HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Sunday, January 6, 2013 - 19:02:12
Waxaa la aqristay: 313 Jeer.

Aguero: “Messi wuu u qalmaa Ballon d’Or”

Waxaa Qoray:

Sergio

Cristiano Ronaldo ayaa  ah ciyaaryahanka kale  ee kabatanka xulka  Argentine uu kala kulmi doono loolanka abaalmarintaan oo Isniinta lagu dhawaaqi doono.

24- jirkaan Aguero ayaa rumeysan in  laacibka kooxda Barcelona uu u qalmo in rikoor cusub uu u dhigo dunida oo markii Afaraad uu ku guuleysto Abaalmarintani.

“Waxaan filayaa in markii Afaraad abaalmarintan uu qaadan doono Messi rikoor cusubna u dhigi doono caalamka” ayuu yiri ninka ay isku xulka yihiin Messi ee Aguero.

Laacibkaan ayaa sidoo kale mihiim ku tilmaamay ciyaaraha looga soo baxay  koobka Adduunka ee xulkiisa sanadka  2014  ka dhaci doona Dalka Brazil.

Waxa uu sheegay in xulkiisa natiijo ka duwan xulalka kale ay la imaan doonaan Koobka Adduunka.

Dhanka kale laacibkan ayaa  ku tilmaamay sanad u wanagsan  Xulka  Albiceleste, maadaama safka hore ay ka soo galeen Darajada  qiimeynta xulalka ee FIFA.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

2 Comments for “Aguero: “Messi wuu u qalmaa Ballon d’Or””

  1. nuur

    Abdikani Sxb Weli waxaa kugu danbeyo jaahil nimo qofka lama caayo waxa uurabo ahaadaa Laakin fikirkaga Wuu banaanyahay magaraye

  2. abdikani

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa nacas isku wadan ayan nahay miya lo hadla messi kulaha mar walbo jimco miya markan waa marki ronaldo ana kudahay aguero habarta osheeg

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale