1: Wednesday, January 2, 2013 - 15:09:04
2: 386 Jeer.

Afhayeenka Beelaha Hawiye oo sheegay in aysan jirin cid gooni uleh Kismaayo

Waxaa Qoray:

xaad
Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Beelaha Muqdisho Maxamed Xassan Xaad oo la hadlay Warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa aragtidiisa ka dhiibtay qaabka Maamulka Loogu samaynayo Magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee gobolada Soomaaliya.

Wuxuu sheegay Afhayeenka Dhaqanka Beelaha Muqdisho in loo baahanyahay Kismaayo Maamulka loo samaynayo inuu noqdo miday gacanta ku hayso Dowladda Soomaaliya, maadama iskudayo farabadan oo la doonayay maamul in loogu sameeyo uu fashilmay.

Mr Xaad Ayaa sheegay qabaa’ilada daga Magaalada Kismaayo inay yihiin Somali intay ka koobantahay isla markaasina aysan sheegan karin cid gaari Maamulka Magaalada Kismaayo inay gacanta ku dhigto isla markaasina ay sheegato ayada in looga danbeeyo.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale