1: Thursday, February 21, 2013 - 20:34:22
2: 739 Jeer.

AC Milan waxaa laga bartay qaabka loola ciyaaro Barcelona: By Ashley Gray

Waxaa Qoray:

milan okSaxafiga Ashley Gray oo ah qoraa ka tirsan jariirada Daily Mail ayaa sheegasy in Milan laga bartay qaab ka duwan wixii uu Jose Mourinho dadka usheegi jiray in la isaga celin karo kooxda Barcelona .

AC Milan ayaa banooni loo riyaaqo iyo guul daro isugu dartay kooxda loo arko mida ugu wanaagsan aduunka ee Barcelona ,laakin guul daradaas ka sokow saxafigaan Brtish-ka ah ayaa sheegay in Milan laga qaadan doono shaxdii xalay.

Ashley Gray ayaa kula taliyay Real Madrid iyo Manchester United in ay qaataan qaab ciyaareedkii xalay ee kooxda AC Milan oo ah mid aduunku uu ku joojin karo Barcelona.

Mararka qaar waxaan islahaa 10 sano ayey qaadan doontaa in la dhiso koox ubabac dhigi karta Barcelona ,laakin Milan ayaa noo sheegtay shax fudud oo looga badinb karo Barca waana in midaas ay kooxuhu qaatan gaar ahaan Man United iyo Real Madrid oo unugul dhibaatada Barca ayuu Ashley Gray ku qoray cadadkii manta ee Daily Mail.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale