HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Sunday, February 3, 2013 - 12:38:14
Waxaa la aqristay: 75 Jeer.

AC Milan vs Udinese ka hor kulan caawa

Waxaa Qoray:

milan 31
AC Milan oo wali xaaladeedu xun tahay ayaa caawa qaabili doonta kooxda Udinese ciyaar ka dhici doonta garoonka San siro,waxaana dhex dhexaadin doona garsoore D. Massa ,iyadoo geeska Afrika laga dawan doono saacadu markey tahay 10:45 caawa.

Milan iyo waxa ugu weyn

Xidiga cusub ee AC Milan Mario Bollateli ayaa laga yaaba in uu keydka soo fariisto ,isagoo sugaya ciyaartiisii koowaad ee Milan.

Udinese iyo waxa ugu weyn

Kooxda Udinese ayaa ku faraxsan in ay dib uhesho laacibkeeda Mehdi Benatia oo ka soo laabtay koobka qaramada Afrika kadib markii wadankiisa la soo reebay .
Xidigaha labada dhinac ee lagayabo in lagu soo bilaabo

AC MILAN:-Abbiati,Abate, Bonera, Zapata, Constant,Flamini, Montolivo, Boateng,Niang, Pazzini, El Shaarawy

UDINESE:-Padelli,Benatia, Danilo, Domizzi, Pasquale,Basta, Pinzi, Allan, Lazzari,Muriel,Di Natale.

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale