HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Wararka ghghhh

C/raxmaan Xudeyfi :- Ciidamadii ugu badnaa abid ee ka tirsan DFS ayaa isu soo dhiibay Alshabaab »

C/raxmaan Xudeyfi oo sheegto in Argagixisada Somalia ee Alshabaab uu ugu magacaaban yahay Gobollada Jubbooyinka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsanaa DFS ay isu soo dhiibeen…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
barre-hiiraale-150x1501

MAXAA KA QARSOON OO AADAN OGEYN:- Barre Hiiraale oo dedaalka Raysalwasaare Cabdiweli Shiikh araxda ka jebiyey »

Raysalwasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed ayaa muddo ka badan todoba maamood ku sugnaa xarunta maamulka Jubba ee Kismaayo, safarka Raysalwasaaraha ayaa la xiriirey sidii loo taabo gelin lahaa heshiiskii Dowladda…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Dr.Cabdiweli-Gaas12

Madaxweyne Gaas oo lagu soo dhaweeyay degmada Jarriiban iyo kulamo kala duwan uu la qaatay Qeybaha Bulshadda »

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay u ambabaxay degmada Jarriiban oo 240 km dhanka bari ka xigta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweyne…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
images (12)

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka oo Gaadiid la gudoonsiiyay »

Dowlada Imaraadka Carabta ayaa Gaadiidka Nooca dagaalka iyo Qalab ciidan gudoonsiisay Hay’adda NabadSugida iyo Sirdoonka Qaranka Somalia. Qalabka la guddoonsiiyaya Hay’adda ayaa waxaa uu ka koobnaa Gadiidka ciidanku ay isticmalaan…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
xasan

Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Saudi Arabia »

Muqdisho 19 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Saudi Arabia, Saudi Arabia iyo Soomaaliya waxey leeyihiin xiriir…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
ccscsd

Hay’ada Sirdoonka Qaranka Tanzxania oo gacanta ku dhigtay Dhalinyaro Tababar ku qaatay Somalia »

Madaxweynaha dalka Tanzania, Jakaya Kikwete ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi maanta lagu soo daabacay Wargeyska The Daily Nation ee ka soo baxa magaalladda Nairobi, wuxuuna tilmaamay inay Dowladiisa gacan ka…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
cabdi-fataax-150x150

C/fataax Xasan Afrax ”Alshabaab meel waliba ay Hiiraan ka joogan wan gaareynaa ha Ogaadan” »

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa sheegay in talaabada ugu horeysa uu qaadayo mamaulkiisa ay tahay in Al Shabaab laga saaro guud ahaan deeganada ay kaga sugan yihiin Gobalka…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
djf

Afhayeenkii Degmada Afgooye oo u geeriyooday dhaawac soo gaaray »

Warka laga helaayo degmada Afgooye, ayaa sheegaya inuu geeriyooday Afhayeenkii degmadaas, Maxamed Axmed ‘’Dhagga-Cadde’’ ka gadaal markii uu soo gaaray dhaawac. Afhayeenka ayaa u geeriyooday dhaawac muddooyinkaani uu la jiifay…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
images (3)

Odayaasha ugu Xoolaha badan Degmada Xarardheere oo Xabsi lagu aruuriyay »

Warka laga helaayo Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, ayaa sheegaya in Dagaalyahaano taabacsan Xoogaga Alshabaab ay Jeelka dhigeen Odayaal farabadan oo kamid ahaa dadka Deegaanka. Wararka ayaa sheegaya in Odayaasha…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
IMG_9155-740x493

RW C/weli oo maanta soo afmeeraayo shirarkii uu la qaadanaayay Maamulka iyo Mucaaradka Kismaayo. »

Waxaa maanta la filayaa in R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo muddooyinkaani socdaal shaqo ku joogay Magaaladda Kismaayo uu maadna soo gabagabeeyo howlihiisa shaqo. RW ayaa waxa uu Kismaayo u aaday…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
barre

Barre oo sheegay in Booqashada Ra’isul wasaaraha Kismaayo ay sii Ololineyso Khilaafka ka dhexeeya isaga iyo Axmed Madoobe »

Kornayl Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa markii ugu horeysay waxaa uu eedeyn kulul u soo jeediyey ra’iisal wasaaraha dalka Soomaaliya oo uu sheegay inuu la saftey qeyb ka mid…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
download

Shirka dib u heshiisiinta Beelaha dega Jubbooyinka oo Saaka dib u furmaayo. »

Warka laga helaayo Magaaladda Kismaayo, ayaa sheegaya in Saaka uu dib u furmaayo shirka Dib u heshiisiinta Beelaha Dega Gobolada Jubbooyinka. Ujeedka shirka ayaa ah in lagu wada-hadalsiiyo dadka Dega…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
DAB14

Dab ka kacay Suuqa weyn ee Degmada Xamar-weyne iyo Guddoomiyaha Degmadaasi oo ka hadlay »

Dab xoogan oo Khasaara geestay ayaa waxa uu Habbeennimadii xalay ka kacay Suuqa weyn Degmada Xamar-weyne ee Magaaladda Muqdisho. Dabka ayaa waxa uu ka dhashay goob qashinka lagu aruuriyo, waxaana…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
IMG_0498

Duqa Degmada Gaalkacayo Iyo Ku-Xigeenkiisa oo La Doortay (War-saxaafadeed) »

Xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa si rasmi ah u doortay duqa degmada Gaalkacayo iyo ku xigeenkiisa, kuwaas oo kala ah Cabdi-casiis Max’ed Guuleed “Nugaal” oo…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
DCIM100MEDIA

DAAWO SAWIRADDA. Qaabka xilka loogu wareejiyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan »

Magaalada baladweyne ee Xarunta Gobolka hiiraan gaar ahaan deegaanka ceel jaale ayaa xaflad shalay lagu qabtay  xarunta Ciidanka AMISOM waxaa  Xilka kula wareegay C/fitaax Xasan Afrax oo dhawaan Gudoomiyaha Gobolka Loo…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
fedfefe

Dagaal faraha looga gubtay oo Xalay ka dhacay Degmada Hiliwaa »

Koox Hubeeysan ayaa Xalay Weerar ku qaaday Fariisimo Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin Degmada Hiliwaa,gaar ahaan Isgooyska Soos ee Muqdisho,kaasi oo socday mudo Daqiiqado ah. Mid kamid ah dadka Deegaanka…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
IMG_9182

Raysalwasaare Cabdiweli Shikh Axmed oo safarkiisi Kismaayo soo gebagebeeyey »

Munaasabad gebogebo u aheyd safarkii shaqo ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay kuna sugnaa muddo hal todobaad ah magaalada…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
ncbsncs

DAAWO SAWIRADDA. Soomaalidamaanta oo Faah-faahin iyo Sawiro kaga soo heshay Muuqaalkii dhowr sanno ka hor Caalamka lagu cabsi galiyay »

Webseedkii dhowr sanno ka hor soo daabacay war ahaa in gabar Masiixi ay ku istaagtay Kutub Qur’aan ay isu bedeshay Bahal, ayaa dhawaan waxa uu soo qoray Qoraal raali galin…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Ali Mohamed Ahmed who represented Somalia in the education officers workshop (1)

WEY DHACDAY:- Wiil Soomaali ah oo Hooyadiis ku dilay Magaalada Copenhagen »

Murugadaani ayaa ka dhacday dalka Denmark ka dib markii uu wiil dhalinyaro ah uu hooyadiis si arxan daro ah uu ugu dilay Tooreey ama Mindi. Wiilkaani da’da yar ayaa waxa…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
download (11)

SIRTA QARSOON:- Aqriso Qodobada ay ku heshiiyeen RW, Axmed Madoobe iyo Col. Barre Hiiraale. »

Kulan xasaasi ah oo dhexmaray Ra’isul wasaaraha DFS, Hoggaamiyayaasha Maleeshiyaadka Raaskambooni iyo Barre Hiiraale, ayaa waxaa lagu lafaguray Khilaafaatka muddada dheer soo jiitamaayay waxaana wada hadal badan kadib lagu heshiiyay…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
hfsydfetydfetyfeytde

Guddoomiyaha Degmada Marko oo ku baaqay in AMISOM laga qaado Magdhaw dadkii ay xasuuqday. »

Warka laga helaayo dhanka Magaaladda Marka ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ay gudaha  Magaalada marka ku laayeen Dad Shacab ah, kadib markii Qaraxa lagula beegsaday magaaladaasi. Max’ed Cismaan Yariisow oo…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
hjhfejfd

DEG DEG. Ciidamadda DFS, Ethiopia iyo Ahlusunna oo goor dhow u ruqaansaday dhanka Baardheere. »

Warka aan Saaka ka heleyno  Gobolka gedo, ayaa sheegaya in Saaka Ciidamadda DFS, Ethiopia iyo Ahlusunna oo is garabsanaayo u ruqaansadeen dhanka Baardheere. Ciidamada oo wata Gaadiid Dagaal ayaa la…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
download (1)

Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Seddexda gobolka oo ka warbixiyay Wasiiro ay magacaabeen »

Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Seddexda gobolka ee dhawaan looga dhawaaqay Magaalada Baydhabo Max’ed Xasan Fiqi  oo la hadlay Warbaahinta madaxabanaan ayaa sheegay in dhismaha Maamulkiisa uu yahay mid ay soo wada…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
IMG_43201

Dr. Abdirahman D. Beileh oo kala hadlay Stefano Porretti heshiis cusub oo dowladda Soomaaliya la saxiixato hey’adda WFP »

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgeshiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Stefano Porretti oo ah Wakiilka ahna agaasimaha u qaabilsan hey’adda WFP wadanka Soomaaliya , waxa ayna ka wada…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
astaanta.qaranka-300x22815

Wasaaradda Gaashaandhigga Oo Faah-Faahin Ka Bixisay Ciidamo Shalay Soo Gaaray Dalka »

Wasaaradda Gaashaanidhigga ayaa  faah-faahin ka bixisay ciidamo gaar ah oo ku howlgalaya magaca Qaramada Midoobey, kuwaasoo waajibaadkoodu yahay ilaalinta Xafiisyada Qaramada Midoobay. Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Radio…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
273

Ciidamo dheeri ah oo ka socda Dalka Ugandh oo soo gaaray Muqdisho »

Waxaa manta Garoonka Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho kazoo degay Diyaarad siday in kabadan 75 Ciidamo kasoo jeeda Dalka Ugandha kuwaasi oo la sheegay inay Horudhac u yihiin Ciidamo dheeri…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
astaanta_qaranka11-ok-150x150

Golaha Wasiirada oo magacaabay Guddi Wasiiro ah oo ka soo talo bixiya hay’adaha caalamiga »

Muqdisho, April 17, 2014–Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta mudane Ridwaan Maxamed…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Sports

Wax ka baro shan waxyaabood waali ah oo laga bartay xagaagan Premier league »

etha

Tani waa shan waxyaabood oo aan xagaagan ka baranay horyaalka Premier league oo aan wali lagu kala bixin. Ilaa iyo…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Ka hor kulanka Everton iyo Man United Yaa fiican labada macalin ee kooxahan »

moyes

  Maalinta beri garoonka Goodison Park waxaa leysugu baneyn doonaa labada koox ee ay kala wataan Roberto Martinez iyo David…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Luis Suarez oo beri ku biiri kara siddeed xiddig oo 30 gool ka dhaliyay Premier league »

suarez

  Luis Suarez ayaa hal gool u baahan maalinta beri marka ay kooxdiisa Liverpool la ciyaareyso Norwich si uu u…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Kim Kallstrom”Qibradeyda ayaan Arsenal ugu qeybgalinayaa Champions league »

kim-kallstrom

Kubad sameeyaha qadka dhexe ee Arsenal Kim Kallstrom ayaa sheegay in Arsenal uu ugu qeybgalin doonto Champions league xagaaga dambe…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Wayne Rooney oo ku tilmaamay muhiim Europa League »

manchester-united-wayne-rooney_1

Wayne Rooney ayaa niyada ugu qaboojiyay taageerayaasha Manchester United in kooxda ay muhiim u tahay in xagaaga dambe iney ciyaarto…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Yaya Toure oo lala xiriirinayo inuu ku biiro PSG »

yayure

Kooxda jeeb weynta ee Paris Saint-Germain ayaa dooneysa Iney la soo wareegto xiddiga ay ku tiirsan tahay Man City ee…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Arsenal oo bartilmaameed ka dhigatay Luka Modric »

modric

Arsenal ayaa kamid noqotay kooxaha England ee raba in Luka Modric ay dib ugu soo celiyaan halkii lagu bartay oo…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Adil Rami oo ku sii jeeda kooxda Manchester United »

rAMI

Manchester United ayaa u dhaqaaqday saxiixa xiddiga amaahda kula jooga AC Milan Adil Rami. Sida ay qortay Daily Mail  Man…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Cristiano Ronaldo iyo Marcelo oo dib ugu soo noqday tababarka Real Madrid+sawiro »

r

Cristiano Ronaldo ayaa dib ugu soo noqday tababarka kooxda maalintii shalay ee Jimca aheyd. Kabtan xulka Portugal ayaa diyaar garow…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Arsenal oo ku dhow iney heshiis la saxiixato Laurent Koscielny »

BlbFyniCYAAFPGM

  Majalada France Football ayaa sheegeysa in Arsenal ay ku dhowdahay heshis kordhinta daafacooda Laurent Koscielny. Ciyaaryahanka French ayaa waqti…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Alexis Sanchez oo diiday inuu qaato bilada abaalmarinta Copa dele Rey »

alexis-sanchez-443296

Alexis Sanchez ayaa diiday inuu qaato bilada laga bixinayay Finalka Copa dele Rey oo loogu tala galay dhamaan xiddigaha kooxaha…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Eden Hazard oo shaki laga gelinayo inuu ciyaaro Semi finalka Champions league »

eden-hazard-chelsea

Xiddiga Chelsea Eden Hazard ayaa laga yaabaa inuu seegayo kulanka Semi finalka Champions league lugta koowaad ay la ciyaarayaan kooxda…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Cristian Tello oo lala xiriirinayo Liverpool »

cristian-tello-barcelona

  Liverpool ayaa la sheegay in bartilmaameedkeeda ugu weyn xagaaga suuqa kala iibsiga ay ka dhigi doonto da’yarka Barcelona Cristian…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Wenger “waan ku faraxsanahay jawaabta uu bixiyay Olivier Giroud »

olivier-giroud-arsenal_1

  Macalinka Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay in Olivier Giroud uu jawaab wanaagsan ka bixiyay wararka la xiriira qaab ciyaareedkiisa…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Falanqeynta kulanka Chelsea vs Sunderland,Blues oo hogaanka eegeysa »

sun

  Chelsea ayaa hoggaanka u qaban doonto ciyaaraha Premier League, haddii ay badiyaan marka ay garoonka Stamford Bridge ku soo…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Falanqeynta kulanka AC Milan vs Livorno »

mil

    AC Milan ayaa markii ugu horreysay raadineysa guushii shanaad oo xiriir ah tan iyo sanadkii 2011, xilli Liverno…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Falanqeynta kulanka Derbiga ee Parma vs Inter Milan »

parma

  Inter ayaa tallaabo weyn oo ay ku xaqiijinayso booskeeda Europa League xagaaga dambe qaadi doonta, haddii ay saddexda dhibcood…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Falanqeynta kulanka Juventus vs Bologna »

juuvee

  Juventus ayaa raadin doonta guul ay ka gaarto Bologna si ay horyaalka oo aan la xirin todobaadyada soo aaddan…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Real Madrid,Barcelona iyo Arsenal oo wada doonaya Toni Kroos »

kariois

Kooxaha doonaya qadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Toni Kroos ayaa sii badanaya taasna waxaa ay culeys ku tahay Man…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Ahmiyad weyn:Koobka Adduunka iyo sheekooyin ku saabsan »

koobk

  Koobka Adduunka ee Brazil lagu qabanayo sanadka 2014 ayaa soo dhawaanaya,Alla muxuuna sanadkan koobkaasu xiiso leeyahay. Brazil,England,Germany,France,Argentine,Spain ,Holland ,Italy…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Yaa dhaliyay 10-kii gool ee ugu quruxda badnaa taariiqda kubada cagta »

Henry.

  Kadib goolkii Gareth Bale uu ka dhaliyay Barcelona ee oradka badnaa maanta xusuuso imisa gool oo qurux badnaa ayaa…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Wax Ka Ogow 10-xiddig oo saftay kulanka El Clasico oo ku sii jeeda Premier league »

Champions League - Borussia Dortmund v Real Madrid

Xiddigaha ka ciyaara kulanka El Clasico ee dhexmara kooxaha Real Madrid iyo Barcelona waa kuwa ugu caansan Adduunka maadaama kulankaas…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
English

Somali National Army capture the sixth town from Al-Shabaab »

2

The Somali National Army (SNA) backed by African Union Mission in Somalia (AMISOM) troops this evening captured an Al-Shabaab stronghold, Buula Burde town in Hiraan region, bringing to six the number of towns liberated from Al- Qaeda –linked terrorists in the past two weeks, a…

Mar 14 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

UN Envoy to Somalia urges greater role for women in state-building »

KAY

MOGADISHU, 8 March 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Nicholas Kay, joins the Somali people in celebrating International Women’s Day, and urges the Federal Government to broaden opportunities for women to contribute to the country’s peace-building and state-building processes.  “Over…

Mar 8 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Prime Minister meets with Deputy Prime Minister of the United Arab Emirates to discuss increased support to Somalia »

RW

His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed who is in Abu Dhabi on an official three day visit to the United Arab Emirates today met with Deputy Prime Minister and Minister of Presidential affairs, H.E Sheikh Mansour bin Zayed bin Sultan Al Nahyan, to discuss…

Mar 4 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Presidential palace in Somalia hit by major car bomb, gun attack: police »

muqdisho15

The presidential palace in Somalia’s capital Mogadishu, home to the country’s internationally-backed government, was hit Friday by a massive car bomb followed by a raid by gunmen, police and witnesses said. “There is a large attack on the presidential palace. Initial reports are that a…

Feb 21 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Nozze gay a Mogadiscio »

muqdisho11

Nel paese degli Al Shabab non tutto è perduto: la settimana scorsa, con una grande festa, sono state celebrate le prime nozze gay a Mogadiscio. Un centinaio di invitati, alcuni venuti anche dall’estero, si sono ritrovati in una villa per festeggiare le nozze fra due…

Feb 9 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Diinta 0Suna (5)

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo baaq u jeediyay shacabka degan goobaha ay la wareegeen ciidamada Dowladda iyo AMISOM

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Waljameeca ayaa baaq u jeediyay shacabka degan goobaha ay la wareegeen ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM, wuxuuna Goluhu sheegay hoosta ka xariiqay inay shacabku ka faa’iideystaan isbedelka ka dhacay gobolada dalka.…

Apr 11 2014 / Sii-Akhri »
Muxadaro (2)

DAAWO VIDEO SHEEKH MUUSE CADE IYO MUXAADIRADA OO KAAMIL AH

Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro ka dhacday magaalada Borlänge ee lagaga hadlayey bisha Mowliid iyo dhalashadii Nabigeena Muxammad ahaa NNKH, waxaana inoo soo jeedinaya Sheekh Muuse Cade ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin allaha ka…

Jan 20 2014 / Sii-Akhri »
Cafimadka nato-300x214

Baaritaan la sameeyay oo lagu Ogaaday tirada ku geeriyootay Qiica Diyaaradaha

Warbixin cusub oo  ay soo saartay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO  ayaa waxay ku sheegtay in qiica ay hawada ku sii daayaan diyaaradaha sanadwalba ay u geeriyoodeen  dad tiradooda lagu sheegay 7 million oo ruux dunnida…

Apr 16 2014 / Sii-Akhri »
sxagaa

ARRIMAHA CAAFIMAADKA ( 8 calaamadood ee cudurada kelyaha ) 8 Symptoms of Kidney Disease

Aqriste waxaan kuu soo gudbinayaa qaar ka mid ah xanuunaa ku dhaca kelyaha iyo calaamadaha lagu garto. Xanuunka ku dhaca kelyaha ayaa noqday tobankii sano ee u danbeeyay mid ay ka cawdaan dadka soomaaliyeed mana jirin laba…

Feb 17 2014 / Sii-Akhri »
Fallo maqaal

Midowga Yurub oo Soomaaliya ka Dhigtay Xabaalaha Qashinqubka Sunta

Soomaaliya xukunkii Milatariga ee ku dhisnaa kelitalisnimada wuxuu baray in xoog waxkasta lagu muquuniyo, dagaalogayaasha beelaha oo aaminsan in xalka uu ku jiro adeegsiga xoog ayaa curiyey ciidamo fara badan oo ay dagaalgeliyaan. Odeyaashaas damacooda shaqsi…

Apr 17 2014 / Sii akhri »
dagaal1-2

Soomaalidu Ma waxay ku Qanacsan tahay dhibaatadda ay ku jirto!? (Maqaal)

Dhowr iyo Labaatan Sano ka dib,Weli waxa aad mooddaa in dadka Soomaalidu aysan diyaar u ahayn in ay ka baxaan dhibaatada ay ku jiraan marka aad fiiriso habdhaqankooda gaar ahaan dadka Siyaasiyiinta oo aad moodda in…

Apr 12 2014 / Sii akhri »
Dhagayso Xaawo kiin3

Hees cusub oo shirib ah soona baxday maanta Xaawo Kiin DAAWO

Hees cusub oo shirib ah lana magac baxday Cadale soona baxday maanta waxaa inooga luuqeynaysa fanaanada codka macaan ee Xaawo Kiin nala daawo. Heestaan ayaa waxaa miraheeda leh Laashin Xuseen Cabdulle Xasan “Xuseen Madoobe”, waxaana muusikada…

Feb 11 2014 / Sii akhri »
IMG_2507

Muxaadaro kusaabsan Siirada Nabageena SCW iyo Sheekh Muuse Cadde oo marti u ah reer Borlänge SAWIRO+

Waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka Arlanda ee magaalada Stockholm Sheekha weyn ee Sheekh Muuse Cadde oo kasoo kicitimay dalka Holland isagoo doonaya inuu maxaadaro balaaran u jeediyo muslimiinta afka Soomaaliga ku hadasha ee degan…

Jan 18 2014 / Sii akhri »
Log in | Designed by Jimcale