Maleeshiyadda Alshabaab oo dhac iyo dil ka geystay deegaano hoostaga Gobolka Hiiraan. »
Wararka naga soo gaaraya qaaday Deegaannada Duduma-Qaris iyo Saba-Xume ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in Halkaasi ay Maleeshiyadda Alshabaab ku dileen dad aan wax galabsan. Dilka ay geysteen Maleeshiyadda ayaa…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Maleeshiyo Hubeysnaa oo Khaarijiyay Sarkaal u shaqeynaayay Hay’ad Samafal. »
Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Ceel-huur ee Hoos tagtay Degmada Hobyo, ayaa sheegaya in Maleeshiyo hubeysan ay gudaha Deegaankaasi ku toogteen Sarkaal ka tirsanaa Shaqaalaha Hay’add SDRO . Wararka ayaa…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Ibraahim Roombo oo Shaaciyay Inuu Ka Tanaasulay Musharaxnimada Xilka Guddoonka XSKK »
MUQDISHO – Ibaraahim Xuseen Cali (Roombo) Guddoomiyahii Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga ayaa shir-jaraa`id oo uu ku qabtay Xarunta Guddiga Olambikada Soomaaliyeed ku shaaciyay inuu ka tanaasulay musharaxnimadiisa inuu…
May 22 2013 / 1 Comment / Sii-Akhri »
Kulan saddex geesood ah oo maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda Howlaha guud ee magaalada Muqdisho + Sawirro »
Kulan saddex geesood ah oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud Gaadiidka Badda, Dekedaha iyo Tamarta Md. Muxudiin Maxamed Kaalmooy, Duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) iyo…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Wasiirka arimaha dibada maamulka Soomaaliland oo daboolka ka qaaday go’aanka Hawada Maamulka. »
Wararka naga soo gaaraya Magaallada Hargeysa ee Maamulka Somaliland,ayaa sheegaya in Maamulka Soomaaliland ay markale ku celiyeen in marnaba Maamulka Somaliland aysan Xukuumadda Somalia kala hadli doonin Arrimaha la xiriira…
May 22 2013 / 5 Comments / Sii-Akhri »
(DAAWO SAWIRADDA). Ra’isul wasaare Shirdoon oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Midowga Africa. »
War-saxaafadeed:- Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Somalia Cabdi Faarax Shirdoon, ayaa waxa uu Xafiiskiisa maanta ku qaabilay Wufuud ka soctay Midowga Africa. Wafdiga ayaa waxaa Hoggaaminayo Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Maxamed…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo laaday Mooshino dhicis ah oo ay suuqyadda la wareegayeen Tiro Xildhibaano. »
Golaha Baarlamaanka Somalia ayaa waxa ay maanta Kulan ku yeesheen aqalka Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxa uu ahaa mid looga hadlaayay Mooshin Tiro Xildhibaano ah ay ka…
May 22 2013 / 4 Comments / Sii-Akhri »
Shacabka Bakistaan oo go’aan Cajiib ah lagu soo rogay. »
Sheeko yaab leh oo qofkii maqlaa aysan ka dhaadhaceynin ayay ku dhawaaqday dowlada Bakistan oo ku taala qaarada Asia taasi oo mamnuucday in dadka kabaha Labiska ama buudka aysan ka…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Ciiddamo careysan oo xiray Isgaarsiinta iyo Goobaha Ganacsiga magaalada Beled-Xaawo »
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in Ciiddamo Careysan ay gowr dhow xireen inta badan Waddooyinka magaalada, kadib markii Ciiddamadda aan in muddo ah la…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
AKHRISO Su’aalo dheeri ah oo Shacabka Somaliland Weydiiyeen Wasiirka Britain ee Afirica. »
Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay aqoonsan tahay himilooyinka shacabka Somaliland, balse ay Somalida u taalo sida uu noqonayo xiriirka mustaqbal ee Somaliland iyo Somaliya. Wasiirka Ingiriiska ee Afrika Mark Simmonds,…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Dalalka India iyo Shiinaha oo ka arinsaday Xaaladaha Somalia. »
Kulan qaatay ku dhawaad Laba saac oo dhex maray Ra’iisul wasaarayaasha dalalka Shiinaha iyo India, ayaa waxa ay kulankooda kaga hadleen Arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin Xiriirka labada…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Madaxweyne Obama Oo Sheegay Inay U Gurmanayaan Dadkii Duufaantu Didisay »
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa goor dhowayd ka hadlay masiibada ka dhacday Gobolka Oklahoma halkaasoo ay ku dhinteen ugu 24 qof, kadib dabaylaha ku dhuftay magaalada Moore oo u dhow…
May 22 2013 / 2 Comments / Sii-Akhri »
Kulan looga soo horjeedo Madaxweyne Faroole oo ka dhacay Gobolka Bari »
Kadib kulan ay yeesheen Salaadiinta iyo Isimada ka soo Jeeda Gobolka Bari oo ay kaga soo horjeedaan Madaxweyne Faroole waxa uu ka dhacay Degmada Isku shuban ee Gobolka Bari. Salaadiinta…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf: Xukuumada Saacid Lixdii Bil Ee La Soo dhaafay Waxba Ma aysan qaban »
Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka mid ah xildhibaanadii mowshinka ka gudbiyey xukuumada Raisul wasaare Saacid ayaa sheegay in isaga iyo rag kale ay weli baaqi ku yihiin iney taageeraan…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Col. Cali Aadan Xamud: Ciidamada Kenya waxay hoos tagaan AMISOM »
Afhayeenka Ciidamada AMISOM Col. Cali Aadan Xamud ayaa mar kale ku celiyay in Ciidamada Kenya ee ku sugan Kismaayo ay yihiin ciidan hoos-taga taliska AMISOM. Col. Xaamud ayaa sheegay in…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Duufaan ay Dad Badani Ku Dhinteen Oo Ka Dhacday Mareykanka »
Duufaan xoog leh ayaa bartamaha iyo Bariga gobolka Oklahoma. Meelaha sida xun ay duufaantu u wax yeeleesay ayaa waxa ka mid ah magaalada Moore oo ku taala Duleedka magaalada Oklahoma.…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Qarax Khasaaro geystay oo lala eegtay Ciidamada Ethioipia »
Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Qarax Khasaaro geystay Ciidanka Ethiopia Saaka lagula eegtay Bartamaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Qaraxa ayaa ahaa…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Dowladda oo Baarlamaanka hor geyneyso Qorshaha Xasilinta dalka »
Dowlada Somaaliya ayaa maanta la filayaa inay Maanta Golaha Baarlamaanka ay horgeyn doonto Qorshaheeda xalinta dalka iyo waiba maamul u sameynta gobolada dalka Soomaaliya Eng.C/raxmaan Cusmaan Yariisoow Afhayeenka Madaxweynaha Dowladda…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
AMISOM oo sheegtay in ay la wareegtay deegaanno ka tirsan Gobolka Bay »
Taliska Ciidamada AMISOM ayaa sheegay in ay la wareegeen deegaanno ka tirsan Gobolka Bay. Afhayeenka Ciidanka AMISOM korneel Cali Aadan Xumud ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay la wareegeen gacan…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Ethiopia oo ku baaqday in Maamul U sameynta Jubbooyinka looga dambeeyo dowladda Soomaaliya »
Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in looga dambeeyo Maamul U sameynta Gobollada Jubbooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya. Dina Mufti Afhayeenka dalka Ethiopia oo la hadlayay V.O.A da ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
(AKHRISO DUKUMIINTI CADEYN AH). Maamulka Puntland iyo Hay’adda QM oo Isku Dhacay iyo QM oo Aruursaneysa Qalabka Xafiisadeeda. »
Xiisad ka dhalatay habka ay QM u qorato Hay’adaha adeega fidiye ee Soomaalida oo u dhexeeya Maamul Goboleedka Puntland iyo Qaramada Midoobey. Maamulka Puntland ayaa ka carooday isku bedelka labba…
May 21 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
(DAAWO SAWIRADDA). Nin Muuqaalka Wajigiisa iyo Jirkiisa ku waayay Boqolaal Shaqo. »
Nin u dhashay dalka Ingiriiska oo lagu magacaabo Yusuf Xamidi ayaa wax shaqo ah ku salaaxi waayay, taas oo sida uu rumaysan yahay ay ugu wacan tahay, muuqaalo uu wajiga…
May 21 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Seefta Guddoonka Baarlamaanka oo gasha ka baxsan!! »
Jeylaani Nuur Iikar,Guddoomiye ku-xigeenka Kowaad ee Baarlamaanka Somalia, ayaa waxa uu digniin adag u diray Xubnaha Baarlamaanka Somalia ee aan soo xaadirin kalfadhiyadda Baarlamaanka. Wuxuu sheegay in dhowr fadhi ay…
May 21 2013 / 3 Comments / Sii-Akhri »
AKHRISO:- Su’aalaha la weydiiyay Wasiirka Africa ee Britain iyo Jawaabihii uu bixiyay »
London:- Wasiirka Afrika ee Xafiiska Arrimaha Dibadda ee dowladda Britain, Mark Simmonds, ayaa si toosa uga jawaabay Su’aalo u furnaa in qofkii doonaa weydiiyo. Wasiirka oo isla markaana ah mudane…
May 21 2013 / 4 Comments / Sii-Akhri »
(15-QODOBO). Isma laheyn Xukuumad Madaxweyne Xassan oo muddo yar Hawl badan ku qabatay ayaa Mooshin laga keena. »
Dalka Somalia waxaa u bidhaantay Nabad iyo Horumar, iyadoona Caalamka ay muujinaayan Kobcinta Siyaasadda,Dhaqaalaha,Ammaanka iyo Xasiloonidda Somalia. Iyadoo ay intaa jirto ayaa waxaa haddana mooda in Tiro Xildhibaano loo idmaday…
May 21 2013 / 1 Comment / Sii-Akhri »
Wasiir ka tirsan Dowladda Ra’iisal Wasaare Saacid oo dhaqaale fara badan ku bixiyay dhismaha maamulka Jubbaland garabka Axmed Madoobe »
Waxaa sii kordhaya khilaafka madaxda Dowladda Federaalka ee ku aadan arrimaha shirka magaalada Kismaayo ee dhismaha dowlad goboleedka Jubbaland, iyadoo xubno ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka Federaalka oo gaaraya ilaa konton…
May 21 2013 / 5 Comments / Sii-Akhri »
Faahfaahin ka soo baxaysa Haweeneydii Askariyadda aheyd ee Kismaayo ku dishay Askar kale. »
Wararka dheeraadka ah ee naga soo gaaraya Magaallada Kismaaya ee xarunta gobolka Jubada hoose, ayaa waxa ay sheegayaan in Haweeneydii Askariyadda Aheyd ee dhishay Labada Askar ay kamid aheyd Ciiddamadda…
May 21 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Haweeney Askariyad ah oo Magaallada Kismaayo ku dishay Askar kale. »
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya Magaalada Kismaayo Haweeney askariyad yahay ay dil ugu eysatay laba askari oo isla ciidamada Milatariga ka tirsan. Labada…
May 21 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Maleeshiyadda Al-shabaab oo ku faanay weerarkii lagu qaaday Villa Somalia. »
Afhayeenka dhanka dagaalada Maleeshiyadda Al-Shabaab C/casiis Abuu Muscab, oo ka hadlaayay Weerarkii Madaafiic ay ku qaadeen Xarunta Madaxtooyadda Somalia, ayaa waxa uu sheegay in Mas’uuliyadda Weerarkaasi ay iyaga qaadayaan isagoona…
May 21 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Jurgen Klopp: ‘Robert Lewandowski iib ma ahan koox kasta sidaas ha ogaato. »
Kooxda Borussia Dortmund macalinkooda Jurgen Klopp ayaa sheegay weeraryahanka kooxda Robert Lewandowski in uusan kooxda ka tagi doonin xiliga soo…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Samir Nasri:meel aan ka aadaayo a jirto kooxda Manchester City. »
Kooxda Manchester City xidigeeda qadka dhexe Samir Nasri ayaa doonayo in uu siijoogo garoonka Etihad Stadium intii uu ku laaan…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Mid ka mid ah xidigii hore ee Man United oo geeriyooday »
Xidigii hore ee kooxda Manchester United iyo xulka England Brian Greenhoff ayaa geeriyoday Brian Greenhoff oo daafaca ka ciyaari jiray…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Ferguson oo Man United ka qaadan doona mushar ka badan midkii xiligii uu macalinka ahaa »
Tababaraha shaqada ka fariistay ee kooxda Man United Sir Alex Ferguson ayaa helay heshiis ka lacag badan midkii uu ku…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Wargeysyada Caalamka Iyo waxyaabaha ay Maanta Ka Qoreen Sport-ga »
Kooxda Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseynayaan ciyaaryahanka garabka kooxda Real Madrid Angel di Maria, iyagoona ku doonayaa…
May 22 2013 / 1 Comment / Sii-Akhri »Xariifkii ma ciyaari doono :- Mario Gotze oo seegi doona final-ka Champions League »
Messi-ga horyaalka Jarmalka Mario Gotze ayaa seegi doona final Champions League . Mario Gotze oo ka soo kabsaday dhaawaca ka…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Ronaldo iyo Mourinho oo la ganaxay »
Tababaraha sii baxaya ee kooxda Real Madrid,Jose Mourinho ayaa labo kulan la ganaaxay ,kadib rabshadii final-ka Copa del Rey. Mou…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Macalin Moyes oo Dalabaday Mid Ka Mid ah Ciyaaryahanada Kooxda Barcelona »
Macalinka Cusub ee kooxda Manchester United David Moyes ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu soo qaadan doono laacibka kooxda Barcelona…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Chelsea Oo Tababar Ku Qaadaneysa Dalka Mareykanka+ Daawo Sawirada »
Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa waxay dhawaan gaartay dalka Mareykanka, iyagoona tababar ku qaadanaya halkaasi . Tababarka ay Chelsea…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Lampard Muxuu Ka Aamisan yahay Macalin Jose Mourinho »
Xidiga khadka dhexe iyo kooxda Chelsea ciyaaryahan Super Frank Lampard ayaa shaaca ka qaaday sida uu u jecel yahay inuu…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Xidigihii Ugu Wanaagsanaa sanadkaan Horyaalka La Liga 2012-2013 oo La Qiimeeyey »
Shabakada Caalamiga Ee Goal.com ayaa waxa ay qiimeyn ku sameysay sanadkaan xidigihii ugu wanaagsanaa kooxahooda, iyadoona qiimeyntaan ay sidoo kale…
May 22 2013 / 3 Comments / Sii-Akhri »Ferguson oo maamulka Man United kala hadlay saxiixa Bale iyo Ronaldo »
Tababaraha fariistay ee kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa usheegay maamulka kooxda in ay sii wadan qorshe uu damacsanaa…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »10-kii koox ee asbuucan ugu wanaagsanaa aduunka »
Kadib guushoodii koobka Europa League ,Chelsea ayaa sare ukac ka sameysay qiimeynta 10-ka koox ee asbuuc walba ugu wanaagsan aduunka…
May 22 2013 / 3 Comments / Sii-Akhri »Mourinho , Essien iyo Thibaut Courtois oo halmar imaanaya Chelsea »
Tababare Jose Mourinho ayaa ku soo wajahan galbeedka magalaada London kadib markii ay kooxda Real Madrid xaqiijisay in uu baxayo.…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »10-kii ciyaariyahan ee asbuucan ugu fiicnaa aduunka »
Xidiga muslimka ah ee kooxda Bayer Munich ayaa hogaaminaya 10-kii ciyaariyahan ee asbuucan ugu wanaagsaneyd aduunka oo dhan. Ribery oo…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Chelsea oo £25milion ku soo qaadaneysa Mario Gomez. »
Chelsea ayaa safka hore dhigatay weeraryahanka wadanka Jarmalka iyo kooxda Bayer Munich Mario Gomez. Tababare Jose Mourinho ayaa la sheegay…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Rafa Benitez oo ku sii jeeda PSG »
Macalinka waqtigu ka dhacay ee Rafa Benitez ayaa lagu soo waramaya in uu dalab rasmi ah ka helay kooxda Paris…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Moyes oo doonaya in uu Chelsea kaga adkaado Luke Shaw »
Tababaraha cusub ee kooxda Man United, David Moyes ayaa doonaya in uu soo qaato daafaca gartabka bidix ee kooxda Southampton,…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Waa kuma xidiga ugu horeya ee ka tagaya Chelsea hadii uu yimaado Mourinho? »
Imaatinka Jose Mourinho ee kooxda Chelsea ayaa lumin doona mid ka mid ah daafacyada kooxda The Blues Kubbada joojiyaha Chelsea…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Manchester City oo soo bandhigtay funanadeeda xili ciyaareedka soo aadan + Daawo sawirada »
Kooxdda reer England ee Man City ayaa soo bandhigtay funaanaddeda cusub ee xili ciyaaredka soo aadan. Qaar ka mid ah…
May 22 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray _Elman Group-ke gashay? »
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA ayaa soo saaray isku aadka tartanka cecafa Kagame Club cup oo…
May 21 2013 / 2 Comments / Sii-Akhri »Deg Deg: West Ham Oo Ciyaaryahan Heshiis La Gaartay »
Maclinka kooxda West Ham Sam Allardyce ayaa shaaca ka qaaday inay heshiis hal sano ah la gaareen daafaca dambe ee…
May 21 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Real Madrid Oo Dooneysa Ciyaaryahanada Isco iyo Roberto Lewandowski »
Real Madrid ayaa lagu soo sheegayaa inay qorsheyneyso inay u dhaqaaqdo Roberto Lewandowski iyo Isco marka uu dhamaado xagaagan. Saxaafada…
May 21 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Wargeysyada Caalamka iyo Wax yaabaha Ay Maanta Ka Qoreen Sport-ga »
Kooxda Kubada cagta ee Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay doonayaan inay soo qaataan gool hayaha kooxda Hannover 96, kaas…
May 21 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Massimo Moratti Yuu Ku Badali Doonaa Macalin Andrea Stramaccioni? »
Madaxweynaha kooxda Inter Milan Massimo Moratti ayaa sheegay inuu wali ka fakarayo in uu macalinka kooxda Internazunale ee Andrea Stramaccioni…
May 21 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
B
C




































