HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Wararka lll

DAAWO SAWIRADDA Weerarkii lagu qaaday Xarunta UNDP ee Magaallada Muqdisho. »

Halkaani ka daawo Sawiradda Qaraxii iyo weeraradii gowr dhow ka dhacay Xarunta UNDP ee Magaallada Muqdisho. DAAWO SAWIRADDA:- FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
dfdfdfd

Xarunta UNDP oo hor daadsan Meydad iyo Dowladda oo la wareegtay gabi ahaan Xarunta. (Warbixin) »

Waxaa la soo afjaray Weeraradii iyo Dagaalkii ka socday gudaha iyo banaanka Xarunta UNDP, iyadoona ay Ciidamada sida gaarka u tababaran ee loo yaqaano (Gaashaan) ay si rasmi ah ula…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
dfdfdfd

DEG DEG. Alshabaab oo sheegtay Mas’uuliyadda weerarka Xarunta UNDP iyo Saraakiil Cadaan ah ay sheegen inay dileen. »

Qoraal lagu soo daabacay Bogga Twiterka ay Maleeshiyadda Al-Shabaab ku leehay, ayaa waxaa lagu sheegay in Qaraxyada iyo Weerarada lagu qaaday Xarunta UNDP ay ka dambeeyen Alshabaab. Qoraalka ayaa waxaa…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
uyuy

Wararkii ugu dambeeyay ee Xarunta UNDP iyo Halka uu Dagaalka maraayo. »

Waxaa weli warar kala duwan ay ka soo baxayaan Halka uu gowr dhow qaraxa ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta (UNDP) oo ku yaala meel aan sidaa uga fogeyn Garoonka…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
Breaking News

Faahfaahin kasoo baxayso Qaraxyadii lagu weeraray Xarunta Hay’adda UNDP Iyo Rasaas xoogan oo dhaceysa. »

Waxaa gowr dhow Qarax xoogan uu ka dhacay illinka hore ee Xarunta Hay’adda UNDP oo xafiiskeeda uu saaran yahay wadada laamiga ah ee aada garoonka Aadan Cadde ee Magaallada Muqdisho.…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
gsdhgdhsgd

Taliska Ciiddamada Dowladda ee Jubooyinka oo sheegay in Yasiin Radeer loogu talagalay in la qaarijiyo. »

Taliska Ciiddamada Somalia ee ku sugan Jubooyinka ayaa waxa ay sheegen in Dhaawaca loo geystay Yasiin Radeer uu ahaa mid loo maleegay oo loogu talagalay in lagu qaarijiyo. Taliska, ayaa…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
uyuy

DEG DEG. Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Xarunta UNDP ee Magaallada Muqdisho. »

Waxaa daqiiqad ka hor Qaraxa xoogan uu ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta (UNDP) oo ku yaala meel aan sidaa uga fogeyn Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cadde ee Magaallada…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
hhhhh

Taliyaha Ciiddanka Dowladda Gobalka Baay oo beeniyay in Askar ka goosatay ay isku dhiibeen Maleeshiyadda Alshabaab. »

Iyadoo ay maalinimadii shalay Maleeshiyadda Alshabaab ay Barta Interneedka soo dhex dhigeen 2-labo askari oo ka tirsanaa kuwa Dowladda Somalia oo la sheegay inay kasoo goosteen ciidanka Dowladda Soomaaliya ee…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii

Baarlamaanka Somalia oo muddo 22-Sanno kadib ka qeybqaadanaayo shirka ACP-EU ee Brussels. »

Xukuumadda Somalia, ayaa waxa ay markii ugu horeysay Wafdi ka tirsan Baarlamaanka Somalia ka qeybgalineysa shirka  Baarlamaannada Africa iyo Midowga Yurub oo ka furmay Magaalada Brussels ee Xarunta Midowga Yurub.…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
hhhhjhh

Saraakiisha Caafimaadka Kenya oo ka deeriyay Dhaawaca Yasin raadeed ka burburiyay Madaxa. »

Wararka naga soo gaaraya Magaallada Nairobi ee Dalka Kenya, ayaa sheegaya in Saraakiisha Caafimaadka Kenya ay ka deeriyeen Caafimaadka Sarkaalkii shalay lagu dhaawacay Magaallada Kismaayo oo lagu magacaawayay Yaasiin Nuur…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
dfdfdfedfd

Fartaag oo markii ugu horeysay ka hadlay dhaawaca soo gaaray Sarkaalkii shalay xabadda ku fakatay. »

Iyadoo Magaalladda Kismaayo maalinimadii shalay lagu dhaawacay Col. Yaasiin Raadeer oo kamid ah Saraakiisha Maleeshiyadda Raaskaambooni, ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay Gen. C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo sheegtay inuu yahay…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
dddd

Maleeshiyadda Alshabaab oo Dagaalkii u bedelay burburinta Biraha iyo Dhismooyinka. »

Maleeshiyadda Alshabaab ee Colaadaha kala soo horjeeda Dowladda Somalia ayaa waxa ay iminka bilaaben inay ku jihaadan Biraha iyo dhismooyinka guryaha xilli looga itaal roonaaday Dagaallada ay kula jiraan Ciiddamadda…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
uyuy

Denmark oo ka Fiirsanaysa dib u celinta Qaxooti Somali ah. »

Hay’adda dalka Denmark u qaabilsan arrimaha qaxoontiga ee Danish Refugee Board, ayaa ka fiirsanysa inay dib u eegis ka noqosho ah ay ku samayso go’aan ay ku doonayeen inay si…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
uu

Hawlgalo Ballaaran oo Saakay ka socdo qeybo kamid ah Magaallada Muqdisho. »

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay Saakay Hawlgalo ballaaran ka wadaan qeybo ka tirsan Magaallada Muqdisho. Hawlgalada ayaa waxaa si wada jir ah u fulinaayo Ciiddamadda Booliiska iyo kuwa Nabadsugida…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
iii

Dowladda Maraykanka oo wado qorsho lagu xiraayo Safaaradaha Syria. »

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Bishaar Al-asad, ayaa waxaa lagu sheegay in Dowladda Maraykanka ay ku howlan tahay sidii ay albaabada ugu laabi laheyd gabi ahaan Safaaraddaha…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
wwww

Qeybo ka tirsan Kenya oo kusoo badanaayo Cunista Hilibka Dameerka. »

Wararka ka imaanaya Kenya ayaa sheegaya in Qeybo ka mid ah Dalka Kenya ay kusoo badaneyso Cunida Hilibka Dameerka oo lagu arkay goobo lagu cuneeyo. Hilibka Dameerka ayaa waxaa la…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
sddddd

Askari ka tirsanaa Nabadsugida Qaranka oo Muqdisho lagu qaarijiyay. »

Maleeshiyo hubeysan ayaa waxa ay maanta Magaallada Muqdisho ku toogteen Askari ka tirsan Ciiddamadda Nabadsugidda Dowladda. Xilliga la tooganaayay ayaa waxa uu Askariga ku sugnaa Xaafadda Taleex ee degmada Hodan…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
rrrrrr

Abwaanada iyo Fannaaniinta ku indha furtay Colaadaha Tira badanaa oo tayo yaraa. (Maqaal Xiisa badan). »

Waxaa mudooyinkaani soo ifbaxaayay Gabayo iyo Heeso lagu Aflagaadeynaayay Shacbiga Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool Magaallada Muqdisho oo Jiritaankooda meel looga dhacay. Abwaanada iyo Fannaaniinta qaar kuwooda ku indha…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
gjhgjhgjhjiuhiuh

Akhriso Khudbadii Ra’isul wasaare Shirdoon uu ka jeediyay Shirkii looga hadlaayay Waxbarashadda Somalia. »

Muqdisho, 18, June 2013-Mudanayaal, marka ugu horeysa dhamaantiin waad salaamantihiin. Waxaa sharaf weyn ii ah in aan idinkala soo qeyb galo, rasmi ahaana u furo Shirka Waxbarashada Soomaaliyeed. Ugu horeyn,…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
uyuy

Kismaayo oo Caawa Ciiddamo lagu daadiyay iyo Dhawacyadii soo gaaray Askarta iyo dadkii Rayidka ahaa oo laga deerinaayo. »

Wararka naga soo gaaraya Magaallada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, ayaa waxa ay sheegayaan in Shan qof oo ay Ciiddamo ku jiraan ay maanta ku geeriyoodeen Magaallada Kismaayo. Dhaawicii…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
kjhkjhk

Nin gowracay Xaaskiisa Boliskana ka dalbaday inay u guuriyaan Xaas kale oo qurxoon (Dhacdo la yaab leh). »

Nin u dhashay Sacuudiga ayaa waxa uu Gowracay Haweeneydiisa, iyadoo aan la ogeyn sababta oo u gowracay Haweeneydaas. Dhacdadaas oo ka dhacday Dalka Faransiiska ayaa waxay argagax ku riday dadka…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
hhhjjjhjhh

Haddii uu sariir ku saaray Xanuunka Dhiig-Karka wax ka baro sida aad isaga difaaci laheyd. »

Sharaxaad Cudurka loo yaqaano Dhiig-Karka:- Waddankan Ingriiska (U.K) waxa lagu qiyaasay in uu sedexdii qof uu qoba hal qof uu hayo cudurka loo yaqaanno DHIIG-KARKA. Ururka U.K Blood Pressure Association…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
987v ghfcghdjdgfxszd

(War-saxaafadeed). Shirweyne Qaran dibna loogu habeynayo Waxbarashada oo muqdisho ka furmay. »

War-saxaafadeed:- Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay shir heer Qaran ah oo looga arrinsanayo dib-u-habaynta Waxbarashada Soomaaliya, shirkaan…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
uyuy

Gudoomiye ku-xigeenkii hore Maamulkii KMG Kismaayo oo dhaawac halis ah la yaalo Garoonka Kismaayo. »

Wararka naga soo gaaraya Magaallada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose  ayaa waxa ay sheegaya in gowr dhow la dhaawacay Gudoomiye ku-xigeenkii hore Maamulkii KMG Kismaayo Coll. Yaasiin Nuur Gaas…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
djhsjdhsjdhsj

Qarax lala eegtay Kolonyo gawaari ay saarnaayen Ciiddamadda AMISOM ee Kismaayo. »

Waxaa Qarax Miino Magaalladda Kismaayo lagula eegtay Ciiddamo ka tirsan kuwa AMISOM ee Magaalladaasi nabad galyadda u joogo. Wararka Magaalladaasi naga soo gaarayo ayaa waxa ay sheegayaan in Ciiddamadda Qaraxa…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
jjjjj

Daraaso lagu Ogaaday in Dumarka u dhexeeya Da’da 15 ilaa 20-Sanno ay Cunus badan yihiin. »

Khubaro u dhalatay Dalka Maraykanka ayaa waxa ay xaqiijiyeen in Dumarka u dhexeeya Da’da 15 ilaa 20-Sanno ay yihiin kuwa cunis badan dhanka Raashiinka Marka la eego. Khabiir Stilwell oo…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
uuiiiiu

Dab Khasaara hantiyeed geystay oo ka kacay suuqa weyn ee Gaarisa. »

Warka ka imaanaya Magaallada Gaarisa ayaa  sheegayaa in dab xooggan uu ka kacay suuqa Gaarisa ee Gobalka Waqooyi Barri Kenya. Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay Habeennimadii xalay suuqa gubtay…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
3

(DAAWO SAWIRADDA). Maleeshiyadda Alshabaab oo Barta Interneedka kusoo bandhigtay Laba Askari oo ka goostay Dowladda. »

Maleeshiyadda Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay 2-labo askari oo ka tirsanaa kuwa Dowladda Somalia. Maleeshiyadda ayaa waxa ay sheegeen in Labada Askari ay kasoo goosteen ciidanka Dowladda Soomaaliya ee Gobalka…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
ghsgdhsgdhsd

Ninka ugu Caansan Yuhuuda reer Ciraaq oo la Sawiray Isagoo argagax galinaaya Xaaskiisa. »

Mid ka mid ah kaamiradaha Telefishanada ee dalka Ingiriiska ayaa qabtay, nin lagu Magacaabo Charles Saatchi oo lagu tilmaamo inuu yahay Yuhuudiga ugu caansan dadka Yuhuuda ah ee ku dhaqan…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »
Ciyaraha

Wararkii ugu dambeeyay kubbada cagta »

suqa 7

Weeraryahanka kooxda Arsenal, Nicklas Bendtner ayaa lagu soo waramaya in uu wada hadalo la furay kooxda reer Jarmal ee Eintracht…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Maxaa ka cusub suuqa kala iibsiga xiligaan la joogo? »

suuqa ok ok

Kooxda horyaalka France ku soo laabatay ee AS Manoco ayaa lagu soo waramaya in ay AC Milan ubandhigtay aduun dhan…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Wargeysyada iyo waxa ay ka qoreen ciyaaraha »

suqa 3

Liverpool ayaa lagu soo waramaya in ay £5m ku dooneyso weeraryahanka kooxdda FC Porto , Christian Atsu ,21 jirkaan reer…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda »

suqa 1

Chelsea xidigeeda Juan Mata ayaa sheegay in uu hubo in uusan iibin doonin tababare Jose Mourinho oo uu baaqi ku…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Kulamada kooxda Man United ay ciyaari doonta xili ciyaareedkan Premier League oo dhan iyo saacada »

van e-2338815-1A3D906D000005DC-736_636x378

Kooxda Manchester United iyo macalinkooda dhowaan galka ah David Moyes ayaa kulanka ugu horeeya horyaalka usafri doona kooxda Swansea. Hadaba…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Kulamada kooxda Chelsea ay ciyaari doonta xili ciyaareedkan Premier League oo dhan iyo saacada »

chelsea badis

Kooxda Chelsea iyo tababaraheeda cusub Jose Mourionho ayaa kulanka ugu horeeya horyaalka la ciyaari doona kooxda heerka labaad ka timid…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Kulamada kooxda Arsenal ay ciyaari doonta xili ciyaareedkan Premier League oo dhan iyo saacada »

theo ok

Kooxda The Gunners ayaa kulanka ugu horeya horyaalka Ingriiska la ciyaari doonta xagagan kooxda Aston Villa. Hadaba waa kuwaan kulamada…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Kulamada kooxda Man City ay ciyaari doonta xili ciyaareedkan Premier League oo dhan iyo saacada »

city aya

Kooxda Manchester City ayaa ku bilaaban doonta xagagan horyaalka Ingriiska kooxda Newcastle oo u imaan doonta Hadaba waa kuwaan kulamada…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Kulamada kooxda liverpool ee Premier League ee xiligii ciyaareedkan oo dhan iyo saacada »

reds 2hp2

Kooxda liverpool ayaa ku bilaaban doonta kooxda Stoke kulanka ugu horeeya ee horyaalka Ingriiska . Hadaba waa kulamadeeda horyaalka oo…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Kulamada Tottenham ee xili ciyaareedkan cusub oo dhan iyo saacada ay ciyaari doonto »

tot2321414-19BD5572000005DC-254_634x395

Kooxda Tottenham ayaa ku bilaaban doonta Horyaalka England kooxda Crystal Palace oo dhowaan ka timid heerka labaad . Hadaba bilaw…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Isku aadka Premier League oo la soo saaray – Man United oo marti ku bilaban doonta »

iskuu le-2344271-1A6547AC000005DC-195_964x390

Waxaa la soo saaray isku aadka horyaalka Ingriiska ee xili ciyaareedka 2013-14. Kooxda horyaalka difaacaneysa ee Manchester United iyo macalinkooda…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Hordhaca kulanka caawa ee Italy vs Japan »

italy 58821

Italy ayaa cawa raadineysa in ay xaqiijiso booska 4-ta koox waase tijaabo adag marka ay wajahayan xulka horyaalka Asia ee…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Hordhaca kulanka caawa ee Brazil vs Mexico »

eltri19

Marti galiyasha koobka qaaradaha ayaa heli kara fursad ay ugu soo gudbaan semi final-ka hadii ay caawa ka adkaadaan Mexico.…

Jun 19 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Spain oo xaaqday Talyaaniga kadibna hanatay koobka 21 jirada yurub »

spain-2343714-1A635AA2000005DC-559_634x408

Spain ayaa ku guuleystay koobka qaraada yurub ee 21 jirada markoodii labaad oo xiriir ah iyo markii afaraad taariiqdooda. Spain…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Manchester United oo ciyaaraheeda saaxibtinimada ku soo xiri doonta Sweden. »

united_crop_650x440

Kooxda Premier League ku guuleystay ee Manchester United ayaa ciyaaraheeda fasaxa ee jilalkaan ku soo gaba gabeyn doonta magaalada Stockholm…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Yaya Sanogo oo rajeynaya in uu maalmaha soo aadan ku biiro Arsenal »

sanogo

Weeraryahanka kooxda Auxerre , Yaya Sanogo ayaa rajeynaya in maalamaha soo aadan uu ku biiro kooxdda Arsenal ee wadanka England…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Chelsea oo soo qaadaneysa Geoffrey Kondogbia. »

jooji

Kooxda Chesea ayaa lagu soo waramaya in ay udhowdahay saxiixa xidiga khadka dhexe ee kooxda Sevilla, Geoffrey Kondogbia. Jose Mourinho…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Macalinkii xulka 21 jirada Ingriiska oo shaqadii laga eryay »

stu343849-1A443AE1000005DC-155_636x368

Xiriirka wadanka Ingriiska ee FA –ga ayaa ku dhawaqay in aaney heshiis cusub la siineyn tababaraha xulka21 jirada Ingriiska Stuart…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Fabregas : Waa nacasnimo in Real Madrid £100m ku raadiso Bale »

bale ok ok

Xidiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona Cesc Fabregas ayaa go,aan nacasnimo ah ku tilmaamay in Real Madrid ay £100m ku…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Iran, South Korea, iyo Australia oo usoo baxay koobka aduunka ee 2014 »

ausralia

Iran ayaa 1-0 ku garacday South Korea ciyaar ka tirsaneyd is reeb reebka koobk aduunka oo ka dhacay Ulsan ,laakiin…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Halista Chelsea iyo Man City -David Gill wali waxaa uu ka tirsan yahay Man United »

gil 2343384-18119780000005DC-802_634x414

Kooxda Man United ayaa sheegtay in David Gill uusan ka tagi doonin kooxda uuna howsha sii qaban doono taas oo…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Banaanbax looga soo horjeedo koobka aduunka ee 2014 oo gil gilay wadanka Brazil »

mudaharad ok

Banaanbaxyo waa weyn ayaa maanta iyo shalay hareeyay magaalooyinka Brasilia, iyo Sao Paulo ee wadanka Brazil ,kuwaas oo ka dhan…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Galatasaray oo Chelsea ubandhigtay lacagaha ay ku rabto Mikel »

mikek 1323_64271322

Kooxda Galatasaray ayaa ubandhigtay kooxda Chelsea xiisaha ay uqabto xidigeeda khadka dhexe John Obi Mikel . Kooxda hanatay horyaalka Turkiga…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Manchester United oo ku soo biirtay loolanka Isco »

isco

Kooxda Manchester United ayaa udhaqaaqday saxiixa laacibka khadka dhexe ee kooxda Malaga Isco. Kadib markii uu 21 jirka Spain sheegay…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Ronaldo 18 bilood kadib ayuu ku biiri doonaa Man United »

kkkk

Cristiano Ronaldo ayaa usheegi doona kooxdiisii hore ee Man United in ay sugaan mudo 18 bilood ah uuna kadib ku…

Jun 18 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

LA YAABKA DUNIDDA

English

Somalis get Aussie asylum option »

somali_christmasisland

PEOPLE-SMUGGLERS in Kenya and Somalia are telling Somalis seeking asylum they can easily get them to Australia through Malaysia and Indonesia. Australian Somali Association president Abdullahi Farah said he had been expecting an influx of Somalis arriving by boat as the message of an Australian…

Jun 17 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Tea shop bomb in Somali town kills at least 7 »

wanlaweyn3

At least seven people were killed when a bomb exploded in a tea shop popular with government troops in the Somali town of Wanlaweyn on Saturday, officials and residents said. Regional capitals and Western donors are nervous of any reversal of security gains made in…

Jun 16 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

The African Union (AU) Special Representative for Somalia Statement on Kismayo »

African-Union

The African Union (AU) Special Representative for Somalia and Head of AMISOM, Ambassador Mahamat Saleh Annadif has called on the feuding parties in Kismayo to immediately end the fighting. Ambassador Annadif notes that while the overall situation in Somalia continues to evolve positively, the country…

Jun 9 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Somali Federal Government clarifies its position on territorial waters »

Gollaha Wasiirada

In its weekly meeting the council of ministers issued the following statement on the issue of Somali territorial waters: The government reiterates its support for the Transitional Federal Government parliament’s decision of 1 August 2009 calling “null and void” the Memorandum of Understanding (MOU) between…

Jun 6 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Somali al-Shabab leader Abdikafi Mohamed Ali ‘captured’ »

Sawir-10

The head of the Islamist militant group al-Shabab in Somalia’s north-eastern region of Puntland has been captured, an official has told the BBC. Puntland’s Security Minister, Khalif Isse, said Abdikafi Mohamed Ali was wounded in a raid at a militant safe house in the port…

Jun 5 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Saudi donates dates worth over US$500,000 in Mogadishu »

saudi-flag

The Kingdom of Saudi Arabia has contributed more than 220 tons of dates, worth US$553,000, to the United Nations World Food Programme (WFP) for distribution through its hot meal centres in Mogadishu, Somalia, Saudi Ambassador, Ghorm Said Malhan, at a ceremony in Nairobi on Tuesday…

Jun 5 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Somali Islamists parade Kenyan hostages »

shabaab123

Somalia’s Islamist fighters have paraded two prisoners, believed to be Kenyans captured last month after a cross border raid, witnesses said on Monday. “Hundreds of people came to see the hostages who the Shabaab said were Kenyans,” said Ali Moalim, who was among the crowds…

Jun 3 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

USA: Somali pirates will face death penalty in federal trial in Virginia »

Piracy_Captured_Yacht_0142e_14_0_1427339876

For two days, the four Americans held aboard their yacht by Somali pirates had been shadowed in the Indian Ocean by a U.S. aircraft carrier, two guided-missile destroyers and a cruiser. The U.S. military and FBI agents wanted to negotiate; the pirates wanted to reach…

Jun 3 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

DJIBTELECOM FC wins the country’s division A league »

IMG_0044 (1)

ASAS/ Djibouti Telecom FC is celebrating its victory as the country’s 2013 football champions of the year after humiliating their FC Balbala rivals by 8-0 in the final match held at the National technical centre stadium. Based in the south Ali Sabeih region, the ASAS/…

Jun 2 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Siera Leone troops arrive in Mogadishu to deploy in Kismayo »

Sierra_Leone_Armed_Forces_AMISOM

The African Union Mission in Somalia today welcomed some members of the Republic of Sierra Leone Armed Forces (RSLAF) to the Mission Headquarters in Mogadishu. AMISOM Force Commander, Lt. Gen. Andrew Gutti; Sierra Leone Contingent Commander, Colonel Mamadi Keita and senior AMISOM officers welcomed the…

Jun 2 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Abe, Africa leaders hope Somalia can return to the global fold »

Abe

YOKOHAMA – Meeting on the eve of the fifth Tokyo International Conference on African Development, African leaders discussed a number of concerns with the Somalian leader, including immediate basic security issues, as well as more mid- and long-term economic and social needs. Mohamud, in turn,…

Jun 1 2013 / Comments Off / Sii-Akhri »

Diinta ogeysiis1

Ogeysiis : Assalamu alaikum waraxmatullahi wabarkaatuh

Dhamaan walaalaha kunool dalka holland ogeysiineynaa in maalinta jumcada iyo sabtida inoo marti ah sheikh cabdirashiid sh cali suufi xafiduhullaah sheikha ayaa maalinta jumcada khudbad iyo muxaadaro ka jeedin doonaa markaz quba amsterdam , maalinta sabtidane…

Jun 6 2013 / Sii-Akhri »
DSC01913

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca oo ku baaqay in Fadliga bisha Ramadaan dadka masaakiinta loo gar gaaro

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa bayaan ay soo saareen ugu baaqay shacabka Muslimiinta in bisha barakeysan ee Ramadaan fadligeeda ay isu gurmadaan, waxaana ay ugu baaqeen shacabka inay ka faa’ideystaan kheyrka bisha ay leedahay. Bayaanka…

May 17 2013 / Sii-Akhri »
Cafimadka hhhjjjhjhh

Haddii uu sariir ku saaray Xanuunka Dhiig-Karka wax ka baro sida aad isaga difaaci laheyd.

Sharaxaad Cudurka loo yaqaano Dhiig-Karka:- Waddankan Ingriiska (U.K) waxa lagu qiyaasay in uu sedexdii qof uu qoba hal qof uu hayo cudurka loo yaqaanno DHIIG-KARKA. Ururka U.K Blood Pressure Association (BPA) waxa uu ku qiyaasay in…

Jun 18 2013 / Sii-Akhri »
HIV AIDS in Bali

Digniin laga soo saaray dhallinyaro qurba joog ah oo dalka ku faafineysa cudurka HIV/AIDS

Kiisaska dadka uu ku dhacayo jeermiska HIV/AIDS-ka ayaa ku soo badanaya wadanka Soomaaliya, iyadoo dhaqaatiirta ay sheegayaan in toddobaadkiiba dad ka badan 20-qof oo isugu jira rag iyo haween ay qaadaan jeermiska dhaliya AIDS-ka. Sida ay…

May 31 2013 / Sii-Akhri »
Fallo rrrrrr

Abwaanada iyo Fannaaniinta ku indha furtay Colaadaha Tira badanaa oo tayo yaraa. (Maqaal Xiisa badan).

Waxaa mudooyinkaani soo ifbaxaayay Gabayo iyo Heeso lagu Aflagaadeynaayay Shacbiga Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool Magaallada Muqdisho oo Jiritaankooda meel looga dhacay. Abwaanada iyo Fannaaniinta qaar kuwooda ku indha furtay Dagaaladii u dhexeeyay Maxaakiimta iyo…

Jun 18 2013 / Sii akhri »
Mohamud_Ghedi

M. GHEDI: “Hilib kooxi kor u heysato sidee loo qeybin karayaa?!!”

Naadiga La Socodka Arrimaha Soomaliya, wuxuu codkiisa ku biirinaayaa dhammaan intii horey u canbeereysay dagaalkii doqonimada ahay ee dhowaan ka dhacay magaala-madaxda Jubbooyinka ee Kismaayo, dagaalkaas oo sababay dhimasho iyo dhaawacyo badan, NLSAS wuxuu Ilahay uga…

Jun 17 2013 / Sii akhri »
Tacsi Debate Jowhar  by SYAO (1)

Dilal Qorsheysan oo lagu hayo Shacabka reer Jowhar iyo Maamulka Sh/dhexe oo daawanaya

Waxaa caawa fiidkii cishaha ka dib la dilay Cali Cumaroow Baroow oo kasoo baxay masjidka taasoo keentay in koox madaxa soo duubatay ay rasaas la dhaceen ka dibna uu dhacdadaasi u geeriyooday. Allaha u naxariisto marxuum…

Jun 13 2013 / Sii akhri »
tacsi1

Tacsi Tiiraanyo leh: Xaaskii Madaxweynahii hore Somalia oo Toronto ku geeriyootay

Waxaan anagoo ah jaaliyadda soomaaliyeed ee waqooyiga Ameerika halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu diraynaa Allah ha u naxariistee Marxuumad Nurtra Hagi Mohamed oo ku geeriyooday maagalada Toronto ee dalka canada, Waxaan tacsi gaar ah u diraynaa…

May 29 2013 / Sii akhri »
Log in | Designed by Jimcale