HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Wararka ncbsncs

DAAWO SAWIRADDA. Soomaalidamaanta oo Faah-faahin iyo Sawiro kaga soo heshay Muuqaalkii dhowr sanno ka hor Caalamka lagu cabsi galiyay »

Webseedkii dhowr sanno ka hor soo daabacay war ahaa in gabar Masiixi ay ku istaagtay Kutub Qur’aan ay isu bedeshay Bahal, ayaa dhawaan waxa uu soo qoray Qoraal raali galin…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Ali Mohamed Ahmed who represented Somalia in the education officers workshop (1)

WEY DHACDAY:- Wiil Soomaali ah oo Hooyadiis ku dilay Magaalada Copenhagen »

Murugadaani ayaa ka dhacday dalka Denmark ka dib markii uu wiil dhalinyaro ah uu hooyadiis si arxan daro ah uu ugu dilay Tooreey ama Mindi. Wiilkaani da’da yar ayaa waxa…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
download (11)

SIRTA QARSOON:- Aqriso Qodobada ay ku heshiiyeen RW, Axmed Madoobe iyo Col. Barre Hiiraale. »

Kulan xasaasi ah oo dhexmaray Ra’isul wasaaraha DFS, Hoggaamiyayaasha Maleeshiyaadka Raaskambooni iyo Barre Hiiraale, ayaa waxaa lagu lafaguray Khilaafaatka muddada dheer soo jiitamaayay waxaana wada hadal badan kadib lagu heshiiyay…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
hfsydfetydfetyfeytde

Guddoomiyaha Degmada Marko oo ku baaqay in AMISOM laga qaado Magdhaw dadkii ay xasuuqday. »

Warka laga helaayo dhanka Magaaladda Marka ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ay gudaha  Magaalada marka ku laayeen Dad Shacab ah, kadib markii Qaraxa lagula beegsaday magaaladaasi. Max’ed Cismaan Yariisow oo…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
hjhfejfd

DEG DEG. Ciidamadda DFS, Ethiopia iyo Ahlusunna oo goor dhow u ruqaansaday dhanka Baardheere. »

Warka aan Saaka ka heleyno  Gobolka gedo, ayaa sheegaya in Saaka Ciidamadda DFS, Ethiopia iyo Ahlusunna oo is garabsanaayo u ruqaansadeen dhanka Baardheere. Ciidamada oo wata Gaadiid Dagaal ayaa la…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
download (1)

Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Seddexda gobolka oo ka warbixiyay Wasiiro ay magacaabeen »

Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Seddexda gobolka ee dhawaan looga dhawaaqay Magaalada Baydhabo Max’ed Xasan Fiqi  oo la hadlay Warbaahinta madaxabanaan ayaa sheegay in dhismaha Maamulkiisa uu yahay mid ay soo wada…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
IMG_43201

Dr. Abdirahman D. Beileh oo kala hadlay Stefano Porretti heshiis cusub oo dowladda Soomaaliya la saxiixato hey’adda WFP »

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgeshiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Stefano Porretti oo ah Wakiilka ahna agaasimaha u qaabilsan hey’adda WFP wadanka Soomaaliya , waxa ayna ka wada…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
astaanta.qaranka-300x22815

Wasaaradda Gaashaandhigga Oo Faah-Faahin Ka Bixisay Ciidamo Shalay Soo Gaaray Dalka »

Wasaaradda Gaashaanidhigga ayaa  faah-faahin ka bixisay ciidamo gaar ah oo ku howlgalaya magaca Qaramada Midoobey, kuwaasoo waajibaadkoodu yahay ilaalinta Xafiisyada Qaramada Midoobay. Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Radio…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
273

Ciidamo dheeri ah oo ka socda Dalka Ugandh oo soo gaaray Muqdisho »

Waxaa manta Garoonka Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho kazoo degay Diyaarad siday in kabadan 75 Ciidamo kasoo jeeda Dalka Ugandha kuwaasi oo la sheegay inay Horudhac u yihiin Ciidamo dheeri…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
astaanta_qaranka11-ok-150x150

Golaha Wasiirada oo magacaabay Guddi Wasiiro ah oo ka soo talo bixiya hay’adaha caalamiga »

Muqdisho, April 17, 2014–Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta mudane Ridwaan Maxamed…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
IMG_04091

Madaxda Maamullada Galmudug iyo Puntland oo ka shiray adkenyta amniga “Sawirro” »

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta aqalka uu ka degen yahay magaalada Gaalkacayo waxa uu ku qaabilay dhigiisa maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaydiid. Labada…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
ra2-515x343

Ra’iisul wasaaraha oo kulamo la qaadanayo odoyaal dhaqameed iyo Maamulka KMG ah ee Jubba »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa kulamo gaar gaar ah la leh waxgaradka iyo mas’uuliyiinta maamulka KMG Jubba, iyada oo kulamadaasi looga…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
maqaal

Midowga Yurub oo Soomaaliya ka Dhigtay Xabaalaha Qashinqubka Sunta »

Soomaaliya xukunkii Milatariga ee ku dhisnaa kelitalisnimada wuxuu baray in xoog waxkasta lagu muquuniyo, dagaalogayaasha beelaha oo aaminsan in xalka uu ku jiro adeegsiga xoog ayaa curiyey ciidamo fara badan…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Aadan-Cadde-Airport1

Diyaarad sida Maxaabiis iyo Qaxooti laga soo saaray Xabsiyada Kenya oo kusoo fool-leh Muqdisho »

Ku Dhowaad Boqol Ruux oo Soomaali ah ayaa Maanta lagu wadaa in laga soo dejiyo Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho, kuwaas oo qayb ka ah dad Dowlada Kenya ay ka…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
baarlamaanka

Mudane ka tirsan Baarlamaanka oo Eedeeyn kulul u jeediyay Guddoonka Baarlamaanka DFS »

Mudane ka tirsan Baarlamaanka Somalia, ayaa waxa uu dhaliil u jeediyay Golaha sare Baarlamaanka Somalia. Xildhibaan Cusma Cilmi Boqre oo kamid ah Xildhibaanada ugu firfir-coon Somalia, ayaa ku baaqay in…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
sir

XOGAHA QARSOON. RW C/weli, Axmed Madoobe iyo Gen. Fartaag oo u heshiiyey Ciribtirka Beesha Mareexaan iyo Awood loo adeegsanaayo Barre Hiiraale. »

Illo Wareedyo ku sugan Magaalladda Kismaayo, ayaa shabakadani u xaqiijiyay in Ra’isul wasaaraha Dalka, Gen. Fartaag iyo Hoggaamiyaha Maleeshiyadda Raaskambooni Axmed Madoobe ku heshiiyeen in Hubka laga dhigo Saraakiisha, Ciidamadda…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
gabar la faraxumeyn rabay

Aniga kulama aan heshiin inuu igu fadeexeeyo Webseedyada ballankii ayuu ka weecday. »

Shariifo Axmed oo qoraal usoo dirtay Shabakadani ayaa sheegtay inay sawir la gashay wiil kala dhexeeyay Jaceyl hayeeshee Sawiradii ay la gashay uu wiilkaasi kusoo daabacay Webseedyadda. Waxa ay sheegtay…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
maxkamada

Maxkamada Sare Stafford Crown Court oo Xabsi daa’in ku xakuntay Muwaadin Soomaaliyeed. »

Maxkamada Sare Stafford Crown Court ee UK ayaa xukun ku riday Muwaadin Soomaaliyeed oo Magaciisa lagu sheegay Xuseyn Xuseyn oo 19-jir ah. Maxkamada ayaa sheegtay in Xuseyn Xuseyn ay ku…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Top news

Afhayeen Degmada Afgooye oo lagu weeraray Hooygiisa iyo dhaawac soo gaaray. »

Warka laga helaayo Degmada Afgooye, ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi lagu dhaawacay Afhayeenka DFS u qaabilsanaa Deegaankaasi. Dhaawaca Afhayeenka ayaa waxaa ka dambeeyay Kooxo la sheegay inay…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
rwwwsssrrr-620x330

Ra’iisul Wasaaraha oo dardaaran u jeediyay ciidamo tababar ku qaadanaya magaalada Kismaayo:- Warsaxaafadeed »

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ku booqday xero tababar uga soconayay ciidamo ka tirsan maamulka Jubba, waxaana Ra’iisul Wasaaruhu u jeediyay dardaaran. Ra’iisul Wasaaraha…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Breaking-News53-300x168

Ciidamo dheeri ah oo ka socda Ugandha oo soo gaarayo Magaaladda Muqdisho »

Ku-dhawaad 400-Askari oo ka socda dalka Uganda ayaa lagu wadaa inay maanta ka soo degaan Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magalladdan Muqdisho, kuwaasi oo hawshooda ka madax-bannaan…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Sawirka-Gudoomiye-Jawaari-466x350

Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Wafdigiisa Oo Kulan La Qaatay Jaalliyadda Soomaaliyeed Ee Talyaaniga »

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin dalka Talyaaniga ayaa xalay magaalada Rome kulan kula qaatay Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
top-news2-150x150

Ciidamadda Maamulka Somaliland oo faarujiyay Deegaanka Taleex iyo iska caabin ay kala kulmeen Shacabka Deegaanka »

Wararka naga soo gaaraya Degmada Taleex, ayaa sheegaya in halkaasi ay faarujiyeen gabi ahaan Saraakiisha iyo Ciidamadda Maamulka Somaliland. Xassan Aadan Jamail oo kamid ah dadka Deegaanka ayaa Shabakadani u…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
xasan sheikh

Madaxweyne Xasan “Khilaafka Taleex waa in wadahadal, dib u heshiisiin iyo nabadeyn lagu dhameeyaa.” »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka‪ Somalia‬ Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku baaqay in si nabad ah xalka lagu raadiyo oo uu yiri “Wadahadal, dib u heshiisiin iyo nabadeyn waa in lagu dhameeyaa khilaafka…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
leyla (1)

Isma aan laheyn Layla ayaa sidaa ugu dhici doonto Bohoshii Reer Galbeedka ay u qodeen Muslimiinta dhowrsan. »

Subxaanallah Layla waa gabar soomaaliyeed kuna nooq dalka Dibadiisa gaar ahaan Mareykanka misna Dhaqankeedii uu Doorsoomaay Ayaa waxay ay iminka soo bandhigtay muuqaal qaawan oo lagu il-duufsanaayo dhalinta guur doonka…

Apr 16 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
images (2)

Meydka wiil dhalinyaro ah oo lasoo dhigay Xaafadda Suuqa-xoolaha »

Waxaa xaafadda Suuqa xoolaha ee Degmada Heliwaa lagu arkay meydka wiil dhalinyaro ah. Meydka Wiilkan Dhalinyarada ah oo Jirkiisu ay ka muuqdeen Raas badan, oo loo malaynayo kuwii lagu dilay…

Apr 16 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
download (2)

Subxaanallah:- Qoys u dhashay Dalka Turkiga oo gabi ahaanba ku socda gacmaha iyo lugaha. »

Subxaanallah, Reer Qoys Dhan oo Turkiya oo Lugaha iyo Gacmaha ku socda!, Waxaa la keenay Badda waligood Bad ma aysan Arag, Hooyadii Ilmaha dhashay ayaa tiri, “Uma Qabin wax sidaan…

Apr 16 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Sports

Real Madrid,Barcelona iyo Arsenal oo wada doonaya Toni Kroos »

kariois

Kooxaha doonaya qadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Toni Kroos ayaa sii badanaya taasna waxaa ay culeys ku tahay Man…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Ahmiyad weyn:Koobka Adduunka iyo sheekooyin ku saabsan »

koobk

  Koobka Adduunka ee Brazil lagu qabanayo sanadka 2014 ayaa soo dhawaanaya,Alla muxuuna sanadkan koobkaasu xiiso leeyahay. Brazil,England,Germany,France,Argentine,Spain ,Holland ,Italy…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Yaa dhaliyay 10-kii gool ee ugu quruxda badnaa taariiqda kubada cagta »

Henry.

  Kadib goolkii Gareth Bale uu ka dhaliyay Barcelona ee oradka badnaa maanta xusuuso imisa gool oo qurux badnaa ayaa…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Wax Ka Ogow 10-xiddig oo saftay kulanka El Clasico oo ku sii jeeda Premier league »

Champions League - Borussia Dortmund v Real Madrid

Xiddigaha ka ciyaara kulanka El Clasico ee dhexmara kooxaha Real Madrid iyo Barcelona waa kuwa ugu caansan Adduunka maadaama kulankaas…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Shinji Kagawa oo ay suura galtahay inuu ku biiro Juventus »

Shinji-Kagawa-2263791

  Majalada Football Direct News ayaa rumeysan in Juventus ay bartilmaameedsaneyso xiddiga Manchester United Shinji Kagawa. Ciyaaryahanka Japan ee qadka…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Waqtiga iyo Jaceelka oo ugu dambeyn ka guuleystay cadaabadii Messi iyo Ronaldo »

BlaK34zIUAAokN-

  Labo libaax wixii u isu keenay oo nabad ku kala tagay ayaaba ah wax kale oo aan caadi aheyn.…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Manuel Neuer oo sheegay inuu ciyaari karo kulanka Real Madrid ee Semi finalka »

nuer

Bayern Munich ayaa heshay war farxadleh oo ku aadan in goolhayaheeda Manuel Neuer uu rajeynayo inuu ciyaaro kulanka Arbacada ee…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Warka iskuma darsana:Javier Hernandez oo dalbaday in la iibiyo »

herer

  Weeraryahanka Manchester United Javier Hernandez ayaa la sheegay inuu diyaar u yahay markan ka tagista kooxdiisa. Wiilka Mexico ayaa…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Dhibka oo ku sii batay Barcelona:Neymar iyo Jordi Alba oo garoomada ka maqnaan kara inta ka dhiman xili ciyaareedkan »

neymar-alba-baja-cuatro-semanas-con-barca-1397754398218

  Musiibada ku sii habsaneysa kooxda Barcelona ayaa sii koradhay kadib markii la soo sheegay dhaawacyada xiddigaha kala ah Neymar…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Sayidil Cajuus oo heshiis joogta ah la galeysa Dani Osvaldo »

pablo-osvaldo-juventus

  Juventus ayaa la sheegay in heshiis joogta ah ay u badaleyso heshiiska amaahda uu kula joogo gooldhaliyaha Italy ee…

Apr 18 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Manuel Pellegrini oo shaaciyay goorta David Silva uu ciyaari doono »

manchester-city-david-silva

Macalinka Manchester City Manuel Pellegrini ayaa sugaya xaalada caafimaad ee wiilka gaaban ee Spain David Silva. 28 jirka Spain ayaa…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Cristiano Ronaldo oo ka warbixiyay xiliga uu garoomada ku soo laabanayo »

a

  Weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ku rajo weyn inuu safto kulanka lugta koowaad ee Semi finalka Champions league…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Alla Real Madrid u ciil qabtayaa Barcelona,Daawo xiddigaha Madrid oo si weyn loogu soo dhaweeyay caasimada »

6666666666666666666666

  Geesiyaasha Real Madrid oo wata Copa dele Rey ayaa ku laabtay Magaalada caasimada ee Madrid halkaas oo siweyn loogu…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Wojciech Szczesny”waan jeclaan lahaa inuu Wenger kulanka Finalka i ciyaarsiiyo »

wojciech-szczesny

Goolhayaha kooxda Arsenal Wojciech Szczesny ayaa ka dalbaday Macalinka Arsenal ee Wenger inuu ciyaarsiiyo Finalka FA Cup oo ay la…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Dani Alves oo raali gelin siiyay jamaahiirta Barcelona »

neym

  Dani Alves ayaa ka raali geliyay taageerayaasha Barcelona guuldaradii Barcelona xalay ka soo gaartay Real Madrid. Real Madrid ayaa…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Hadii la ganaaxay Welbeck, Cleverley iyo Ashley Young ,Rooney maxaa lagu ciqaabayaa+sawiro »

trrrr

  War muujiya inaad ka careysantihiin ka soo haridii Champions league ayaa laga kari waayay xiddigaha Manchester United. David Moyes…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Lionel Messi oo la sheegey inuu xullka Argentine u diiday Teves iyo xiddiga Juventus oo ka jawaabay »

tevez-messi490ai

  Carlos Tevez ayaa beeniyay iney u wacantahay inuusan ka qeybgalin ciyaaraha xulka dalkiisa xiriirka aan cagaha badan ku taagneyn…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Dhalasho Wacan:Xiddigaha Brazil oo u dabaaldagay dhalashada wiilka Ramires+sawiro »

yyy

Qaar kamid ah Xiddigaha Chelsea gaar ahaan kuwa u dhashay Brazil sida Willian, David Luiz iyo Oscar ayaa la dabaaldagay…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Jose Mourinho oo weeraray Juan Mata kuna tilmaamay Caajislow »

FBL-ENG-PR-TOTTENHAM-CHELSEA

  Macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa ku micneeyay  sababta uu kooxda ugu diray xiddiga Spain ee Juan Mata kaas…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Kooxda Riyada ee Chelsea xili ciyaareedka 2014/15 »

Getafe CF v Club Atletico de Madrid - La Liga

  Kuwani waa kooxda Riyada ee sanadka 2014/15 u ciyaari doona kooxda England ka dhisan ee Chelsea. Blues ayaa qorsheyneysa…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Wax ka Ogow 12-ka Xiddig ee xili ciyaareedkan ku guuleystay abaalmarinta Man of the Match-ka »

Chelsea v Tottenham Hotspur - Premier League

  Tan iyo Xili ciyaareedkan marka la baasay horyaalka Premier league 12 ciyaaryahan ayaa ah haatan kuwa ugu badan ee…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Yaab yaabkiisa,Ar ninku Oradbadnaa:Daawo goolkii quruxda badnaa ee Gareth Bale uu ka dhaliyay Barcelona »

Real Madrid's Welsh forward Gareth Bale

  Video-ga goolkii uu xalay ka dhaliyay Gareth Bale  Barcelona ayaa noqday kan maanta loogu daawasho badan yahay barta Yutube-ka. Alla…

Apr 17 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
English

Somali National Army capture the sixth town from Al-Shabaab »

2

The Somali National Army (SNA) backed by African Union Mission in Somalia (AMISOM) troops this evening captured an Al-Shabaab stronghold, Buula Burde town in Hiraan region, bringing to six the number of towns liberated from Al- Qaeda –linked terrorists in the past two weeks, a…

Mar 14 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

UN Envoy to Somalia urges greater role for women in state-building »

KAY

MOGADISHU, 8 March 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Nicholas Kay, joins the Somali people in celebrating International Women’s Day, and urges the Federal Government to broaden opportunities for women to contribute to the country’s peace-building and state-building processes.  “Over…

Mar 8 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Prime Minister meets with Deputy Prime Minister of the United Arab Emirates to discuss increased support to Somalia »

RW

His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed who is in Abu Dhabi on an official three day visit to the United Arab Emirates today met with Deputy Prime Minister and Minister of Presidential affairs, H.E Sheikh Mansour bin Zayed bin Sultan Al Nahyan, to discuss…

Mar 4 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Presidential palace in Somalia hit by major car bomb, gun attack: police »

muqdisho15

The presidential palace in Somalia’s capital Mogadishu, home to the country’s internationally-backed government, was hit Friday by a massive car bomb followed by a raid by gunmen, police and witnesses said. “There is a large attack on the presidential palace. Initial reports are that a…

Feb 21 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Nozze gay a Mogadiscio »

muqdisho11

Nel paese degli Al Shabab non tutto è perduto: la settimana scorsa, con una grande festa, sono state celebrate le prime nozze gay a Mogadiscio. Un centinaio di invitati, alcuni venuti anche dall’estero, si sono ritrovati in una villa per festeggiare le nozze fra due…

Feb 9 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Diinta 0Suna (5)

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo baaq u jeediyay shacabka degan goobaha ay la wareegeen ciidamada Dowladda iyo AMISOM

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Waljameeca ayaa baaq u jeediyay shacabka degan goobaha ay la wareegeen ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM, wuxuuna Goluhu sheegay hoosta ka xariiqay inay shacabku ka faa’iideystaan isbedelka ka dhacay gobolada dalka.…

Apr 11 2014 / Sii-Akhri »
Muxadaro (2)

DAAWO VIDEO SHEEKH MUUSE CADE IYO MUXAADIRADA OO KAAMIL AH

Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro ka dhacday magaalada Borlänge ee lagaga hadlayey bisha Mowliid iyo dhalashadii Nabigeena Muxammad ahaa NNKH, waxaana inoo soo jeedinaya Sheekh Muuse Cade ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin allaha ka…

Jan 20 2014 / Sii-Akhri »
Cafimadka nato-300x214

Baaritaan la sameeyay oo lagu Ogaaday tirada ku geeriyootay Qiica Diyaaradaha

Warbixin cusub oo  ay soo saartay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO  ayaa waxay ku sheegtay in qiica ay hawada ku sii daayaan diyaaradaha sanadwalba ay u geeriyoodeen  dad tiradooda lagu sheegay 7 million oo ruux dunnida…

Apr 16 2014 / Sii-Akhri »
sxagaa

ARRIMAHA CAAFIMAADKA ( 8 calaamadood ee cudurada kelyaha ) 8 Symptoms of Kidney Disease

Aqriste waxaan kuu soo gudbinayaa qaar ka mid ah xanuunaa ku dhaca kelyaha iyo calaamadaha lagu garto. Xanuunka ku dhaca kelyaha ayaa noqday tobankii sano ee u danbeeyay mid ay ka cawdaan dadka soomaaliyeed mana jirin laba…

Feb 17 2014 / Sii-Akhri »
Fallo maqaal

Midowga Yurub oo Soomaaliya ka Dhigtay Xabaalaha Qashinqubka Sunta

Soomaaliya xukunkii Milatariga ee ku dhisnaa kelitalisnimada wuxuu baray in xoog waxkasta lagu muquuniyo, dagaalogayaasha beelaha oo aaminsan in xalka uu ku jiro adeegsiga xoog ayaa curiyey ciidamo fara badan oo ay dagaalgeliyaan. Odeyaashaas damacooda shaqsi…

Apr 17 2014 / Sii akhri »
dagaal1-2

Soomaalidu Ma waxay ku Qanacsan tahay dhibaatadda ay ku jirto!? (Maqaal)

Dhowr iyo Labaatan Sano ka dib,Weli waxa aad mooddaa in dadka Soomaalidu aysan diyaar u ahayn in ay ka baxaan dhibaatada ay ku jiraan marka aad fiiriso habdhaqankooda gaar ahaan dadka Siyaasiyiinta oo aad moodda in…

Apr 12 2014 / Sii akhri »
Dhagayso Xaawo kiin3

Hees cusub oo shirib ah soona baxday maanta Xaawo Kiin DAAWO

Hees cusub oo shirib ah lana magac baxday Cadale soona baxday maanta waxaa inooga luuqeynaysa fanaanada codka macaan ee Xaawo Kiin nala daawo. Heestaan ayaa waxaa miraheeda leh Laashin Xuseen Cabdulle Xasan “Xuseen Madoobe”, waxaana muusikada…

Feb 11 2014 / Sii akhri »
IMG_2507

Muxaadaro kusaabsan Siirada Nabageena SCW iyo Sheekh Muuse Cadde oo marti u ah reer Borlänge SAWIRO+

Waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka Arlanda ee magaalada Stockholm Sheekha weyn ee Sheekh Muuse Cadde oo kasoo kicitimay dalka Holland isagoo doonaya inuu maxaadaro balaaran u jeediyo muslimiinta afka Soomaaliga ku hadasha ee degan…

Jan 18 2014 / Sii akhri »
Log in | Designed by Jimcale