Magaalada Borlänge oo qaraxyo ka biloowday “Soomaaliyeey tasho ama Cunsiri hakuu taliyo” Qalinkii Mohamed Siidi »
Waxaa magaalada Borlänge ee dalka Sweden ka biloowday qaraxyo iyo dhibaatooyin ay maleegayaan dhalinyaro ceeb iyo fadeexad usoo jiidaya ajaaniibta ku nool gobolkaani oo ay u badan yihiin Soomaalida taasoo…
May 26 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Xaalladda Kismaayo oo Caawa calawsan iyo Ciidamo ku labisan dares cusub oo gaaf-wareegaya Xaafadaha. »
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo, ayaa sheegaya in Gabi ahaan Magaallada laga dareemaayo Xaaladdo adag, iyadoona Galab dhicii Waddooyinka lagu daadiyay Ciiddamo ka labisan Darees nooc kale oo aan…
May 25 2013 / 10 Comments / Sii-Akhri »
Bandhig dhaqameed oo loogu magacdaray todobaadka iyo dhaqan oo maanta jaamacada SIMAD muqdisho ka bilaawday. »
Waxaa manta ka furmay xarunta wayn ee jaamacadda SIMAD bandhigdhaqameed socon doono muddo asbuuc ah kaas oo looga dan lahaanoolaynta iyo kor u qaadista dhaqanka suuban ee soomaliyeed. Bandhigaan ayaa …
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Maamulka Somaliland oo jabiyay Qodob ka mid ah Qodabadii Turkiga lagu kala saxiixday. »
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland, Xubina ka ah Xisbil-xaakimka KULMIYE,ayaa ku hanjabay in ay gabi ahaanba Somaliland ka bixi doonto wadahadalka u socday Soomaaliya, haddii ay dawladda federaalka ahi joojin…
May 25 2013 / 27 Comments / Sii-Akhri »
(DAAWO SAWIRADDA MUCJISO). Haweeyenda Dunida ugu cayilan oo sheegtay inay dooneyso in Miisaankeeda uu gaaro 1,000. »
Gabadha ugu cayilan dunida waxaa lagu magacaabaa Donna Simpson waxa ay u dhalatay Mareykanka iyada oo ku guulesysatay in ay tahay gabadha ugu cayilan dunida inkasta oo ay doneyso wali…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Warar is bur-burinaaya oo ka soo baxay Maamulka Somaliland. »
Wasiirka Wasaarada arimaha dibada Maamulka Somaliland Dr.Maxamd Cabdilaahi Cumar, oo war-bixin dheer siiyay Mudanayaasha Golaha Guurtida Maamulka oo uu hor tagay. Fadhiga Golaha Guurtida oo uu Shir Guddoominaayey Saleebaan Maxamuud…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
DAAWO SAWIRADDA. Hawlgalo ay sameeyeen Ciiddamadda AMISOM iyo kuwa Dowladda Somalia »
Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika (AMISOM) oo kaashanaya ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa xalay waxay howlgal dhinaca ammaanka ah ka sameeyeen degmada Madiina ee ka tirsan gobolka Banaadir. Muddadii uu howlgalka socday,…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Kulan nabadda looga hadlayay oo ka dhacay degmada Waaberi + Sawirro »
Xarunta degmada Waaberi waxaa ka dhacay kulan ay soo qabanqaabiyeen dhallinyaro ka socotay degmooyinka G/Banaadir, kulankaasi ayaa looga hadlay sidii loo adkeyn lahaa ammaanka degmada Waaberi oo xilliyada qaarkood ay…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Cabdinaasir Seeraar:- dagaal ayan u diyaargaroobnay haddii dowladda ay isku daydo inay ciidamo u dirto Kismaayo. »
Xilli Magaallada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, ay la Tiiceyso Khilaafyo kala duwan iyo Madaxweynayaal badan ayaa waxaa Gowr dhow Warbaahinta la hadlay Afhayeenka maamulka Jubaland Cabdinaasir Seeraar oo…
May 25 2013 / 28 Comments / Sii-Akhri »
Ahlusunna oo Eedeymo kulul u jeedisay Xukuumadda Somalia. »
Qoraal uu soo saaray Afhayeenka Ururka Ahlusuna ee Gobalada Koonfureed Sheikh Maxamed Xuseen Isxaaq, ayaa waxaa lagu sheegay in Ururka Ahlusunna ay dhaliilsan yihiin Qaabka ay xiligaani wax u waddo…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Midnimada madaxda dalku waa mustaqbalka umada (Faallo) »
Kadib marki si isku duubni ah loo hakiyay mooshinkii faasidka ahaay oo runtii umadda soomaaliyeed ka dhiidhisay ayaa rejadii umadu dib usoo laabatay sidoo kalena xukuumada Ra,isul wasaare Saacid ayaa…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Qarax Khasaara geystay oo ka dhacay Magaallada Baydhabo. »
Inta la ogyahay hal qof ayaa ku dhintay Saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaraxa ayaa waxa uu ahaa…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Dowladda Iraaq oo sheegtay inay Somalia ka fulineyso Mashruuc ku baxaayo 15-Million. »
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada dhismaha iyo deegaameenta Xukuumada Iraq ayaa waxaa lagu sheegay inay Dowladda Iraaq Dalka Somalia ka fulin doonto Mashruucyo wax looga qabanaayo Arrimaha Bulshadda. War-saxaafadeedka…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Somali women cashing in on business »
MOGADISHU (IPS) – In the Hamarweyne market, Mogadishu’s largest, 24 year old Maryama Yunis is finding success with her tiny cosmetic store. The young Somali entrepreneur has been in business…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
AKHRISO:- Shabakadda Soomaalidamaanta oo heshay Warqad uu diray Gudoomiyihii Shabeelada hoose oo ku soctay Madaxweyne Xassan Sheikh. »
Wararka naga soo gaaraya Xafiiska Gudoomiyihii Shabeelada hoose u qaabilsanaa Xukuumadda Somalia Cabdulqadir Siidi, ayaa sheegaya inuu warqad Iscasilaad ah u gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Xassan Sheikh Maxamuud. Cabdulqaadir Siidi,…
May 25 2013 / 28 Comments / Sii-Akhri »
Soomaalida Australia oo ka carooday Wareysi ka baxay Idaacadda Afka Soomaaliga ee Australia. »
Iyadoo ay muddooyinkaani jireen Siyaasado qalafsan oo u dhexeeya Dowladda Somalia iyo Maamulka Somaliland, ayaa waxaa ay Soomaalida ku nool Dalka Australia ka caroodeen Wareysi ku saleysnaa Siyaasad lagu difaacaayay…
May 25 2013 / 38 Comments / Sii-Akhri »
Faisal Cali Waraabe oo u gafay Diinta. »
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID ee Maamulka Somaliland Faisal Cali Waraabe, oo Wareysi gaaban siiyay Idaacadda ku taalla Australia oo hadasha Afka Somaliga, ayaa waxa uu gaf u geystay Diinta…
May 25 2013 / 61 Comments / Sii-Akhri »
Ciiddamaddii ka socday Dowladda Sierra Leone oo lagu fidiyay Gobolka Jubada Haoose. »
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubada Haoose, ayaa sheegaya in inta badan Ciiddamadda ka socday Dowladda Sierra Leone ee Laba maalin ka hor soo gaaray Gobal kamid ah Gobalada Dalka…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
(DAAWO SAWIRADDA). Shacab Careysan oo dhac iyo boob u geysat Xafiisada Xisbiga Horseed. »
Wararka naga soo gaaraya Degmada Isku Shuban ee Gobolka Bari, ayaa sheegaya in Shacab careysan ay boobeen Xarunta Xisbiga Talada Puntland haaya ee uu dhawaan ku dhawaaqay Cabdiraxmaan Faroole. Xarunta…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Dowladda Bishaar Al-asad oo shaacisay inay Ogoshahay wada-xaajood. »
Saxaafada Caalamka oo soo xiganeysa Saraakiil ka tirsan dowlada Ruushka ayaa sheegay in xukuumada Bashaar Al Assad ay diyaar u tahay inay wafdi u soo dirto shirka ay qaban qaabinayaan…
May 25 2013 / 40 Comments / Sii-Akhri »
IGAD oo Madaxweynaha ku qancisay inuu Muqdisho ku qabato shir Qaran dib u heshiisiin ah oo ay ka soo qeybgalaan Soomaalida deegaanka Jubbooyinka. »
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo ka qeybalay shirkii Madaxweynayaasha IGAD ayaa halkaas khudbad taariikhi ah ka jeediyey oo uu sheegey in Shirkii 3da May ee madaxda…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Barack Obama oo sheegay in Muslimiinta ay duulan ku yihiin Reer Galbeedka. »
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in aanay waddamada Reer galbeedku ku jirin dagaal ka dhan ah Islaamka, isla markaana aanu ogayn cadaawad ka dhan ah reer galbeedka oo Islaamku…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Awooda Alshabaab oo kusoo biya shubatay isu soo dhiibata Dowladda Somalia. »
Saraakiil ka tirsan Maleeshiyadda Alshabaab ayaa shabakadda Soomaalidamaanta u xaqiijiyay inay wiiqan tahay Awoodii ay ku dhex lahaan jireen Bulshadda Somaalida. Sarkaal dhawaan ka baxay Maleeshiyadda ayaa inoo…
May 24 2013 / 58 Comments / Sii-Akhri »
Britain oo kadigtay daan-daansiga Kooxaha Xagjirka uga imaanaya. »
Dowladda Britain, ayaa waxa ay si kulul uga hadashay Dhaqdhaqaaqyadda ay Maleeshiyadda Alshabaab kawadaan Caalamka, iyadoona digniin adag u dirtay Hoggaanka sare ee Alshabaab oo ay Britain ku sheegtay inay…
May 24 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
AKHRISO MAGACA:- Madaxweynihii Lixaad oo looga dhawaaqay Kismaayo. »
Wararka naga soo gaaraya Magaallada Kismaayo, ayaa sheegaya inay sii kordheen Madaxweynayaasha, iyadoona ay gudaha Magaallada ka dhacayaan Munaasabado badan oo Madaxweynayaal kusoo biiray Maamulka lagu caleemo saarayo. Wararka halkaasi…
May 24 2013 / 73 Comments / Sii-Akhri »
IGAD oo Walaac ka muujisay Xaaladdaha ka taagan Kismaayo. »
Wararka Magaalladda Addis Ababa ee Cariga Dalka Ethiopia naga soo gaaraya ayaa sheegaya in kulan horudhac ah oo ay wada qaateen Wasiirada arrimaha dibadda, ayaa waxa ay walaac ka…
May 24 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Canadian sisters on front lines of rebuilding Somalia »
Two sisters from Ottawa are fighting gender violence and terrorism in Somalia. One is a military commander; one speaks out for women’s rights and supports victims of violence. MOGADISHU, SOMALIA—The…
May 24 2013 / 48 Comments / Sii-Akhri »
AKHRISO QIIMAHA:- Dowladda Malawi oo Xaraasheysa Diyaaraddii uu ka geeriyooday Madaxweynihii hore. »
Dawlada Malawi ayaa shaaca ka qaaday in ay iibin doonto diyaaradii Madaxweynihii hore ee dalkaas Bingu Wa Mutharika iibsaday, si uu ugu raaxaysto, balse uu ka hor dhintay, waxaanay dawlada…
May 24 2013 / 37 Comments / Sii-Akhri »
(DAAWO SAWIRADDA). Gabar da’ yar oo Ehelkeeda ay ku kala tageen guurka qasabka ah. »
Wargeyska Mail on Sunday ee ka soo baxa Dalka Britain, ayaa baahiyay in Gabadhaani ay Magan galyo weydiisatay Dalka Britain kadib markii reerkeeda ay damceen inay guur qasab ah kusiiyaan…
May 24 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Cristiano Ronado oo ku guuleystay kobaha dahabka ee Champions League »
Xidiga sare ee kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay gool dhalinta koobka horyaalada yurub ee xili ciyaareedkan 2012-13.…
May 26 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Bayern Munich Oo Ku Guuleysatay Champions League markii 5 aad »
Kooxaha reer Germany ee Bayern Munich iyo Borussia Dortmond ayaa waxay caawa ciyaar kulul ku dhex martay Garoonka Wembley Stadium,…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Aguero oo heshiis cusub usaxiixay Man City »
Weeraryahanka kooxda Manchester City, Sergio Aguero ayaa heshiis hal sano ah waxaa uu ku daray joogitaankiisa kooxda Manchester City. Laacibka…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Romelu Lukaku Oo Looga Gacan Haatiyey Kooxda Borussia Dortmond »
Kooxda Borussia Dortmund ayaa sheegtay inay xiiseynayaan saxiixa laacibka reer Bilgium ee amaahda uga maqan kooxda kubada cagta ee Chelsea…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Wargeysyada Caalamka iyo Suuqa kala Iibsiga Ciyaartoyda ee Maanta »
Tababarihii hore ee kooxda Everton David Moyes ayaa qiray inuu soo qaadanayo laacibka reer Belgian iyo kooxda Everton Marouane Fellaini,…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Dagaal Dhex maray Taageerayaasha Labada Kooxood ee reer Jarmal Ka Hor Final-ka Caawa + Daawo Video »
Iyadoo caawa la filayo inay ciyaaraan kooxaha reer Jarmal ee kala ah Bayern Munich iyo Borussia Dortmomd Finalka Champions League,…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Cristiano Ronaldo oo caawa eegaya Robert Lewandowski –SABAB?_ »
Xidiga sare ee kooxda Real Madri iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa rajeynaya in uu sanadkaan ku guuleysto gool dhalinta…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Marco Materazzi oo doonaya in uu noqdo tababare ku xigeenka Chelsea »
Xidigii hore ee xulka Italy iyo kooxda Inter Milan , Marco Materazzi ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in uu…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »5-tii ciyaariyahan ee ugu saameynta badaneyd final-ka Champions League 20-kii sano ee la soo dhaafay. »
Ka hor inta aan caawa la soo xirin musal salka koobka horyaalada yurub ayaa saxafiga David Reid waxaa uu soo…
May 25 2013 / 23 Comments / Sii-Akhri »Lampard Oo Sheegay Inuu Jeclaan Lahaa John Uu Sii joogi doono Chelsea »
Xidiga Khadka dhexe ee xulka sadaxda libaax iyo kooxda Chelsea Frank Lampard ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa in saaxiibkiis Terry…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Arsenal oo mushaar £200,000 ugu yaboohday Rooney. »
Kooxda Arsenal ayaa diyaar u ah in ay bankigeeda ujabiso weeraryahanka kooxda ,Man United Wayne Rooney. Sportmail ayaa sheegtay in…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Aguero: Ma Doonayo Ku Biiritaanka Real Madrid »
Weeraryahanka kooxda Man City Sergio Aguero ayaa sheegay inuusan quudareyneyn inuu ku laabto horyaalka La Liga iyo kooxda Real madrid …
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Midkee caawa laga tabi doonaa koobka Champions League ciyaaryahanada kala ah Mario Gotze ,Holger Badstuber?. »
Iyadoo caawa lagu soo afjari doono garoonka Wembley Stadiumee magaalada London koobka Champions Leagu ayaa labada kooxood waxaa ka maqnaan…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Jose Mourinho Oo Doonaya In £30m Uu Ku Soo Qaato Ciyaaryahan Modric marka Uu imaanayo kooxda Chelsea »
Macalinka dhawaan la filayo in uu majaraha u qabto kooxda Chelsea ee Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayo…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Zinedine Zidane Oo Sheegay In Real Madrid U Baahan tahay Garath Bale »
Laacibkii hore ee xulka France Zinedine Zidane ayaa hoosta ka xariiqay in uu la socday in muddo ah kulamada Tottenham…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Neymar oo ku jahweerarsan cidii uu dooran lahaa Barcelona iyo Real Madrid ka dib markii shuruud looga dhigay. »
Naadiga Santos ee dalka Brazil ka dhisan ayaa waxa ay heshiis la gaartay labada kooxood ee kala Barcelona iyo Real…
May 25 2013 / 28 Comments / Sii-Akhri »DAAWO SAWIRADA :-Tababarkii saakay ee Bayer Munich iyo Borussia Dortmund »
Waxaa labada koox ee reer Jarmal Bayer Munich iyo Borussia Dortmund ay ku jiraan diyaar garoowgii ugu dambeyay ee ciyaarta…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Jose Mourinho oo ka mushaar badanan doona Rooney »
Tababare Jose Mourinho ayaa la shaacin doonaa in uu yahay macalinka rasmiga ah ee kooxda Cheelsea bisha soo socota ee…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Wax walba oo aad uga baahan tahay final-ka Champions League ee caawa – Borussia Dortmund vs Bayern Munich »
Caawa ayaa la soo af jari doonaa saxaada koobka horyaalada yurub, kadib mudo 10 bilood ah oo uu koobkan socday.…
May 25 2013 / 26 Comments / Sii-Akhri »Deg Deg: Kooxda Inter Oo Macalin Cusub Loo Magacaabay »
Kooxda kubada cagta ee Inter Milan ayaa xaqiijisay inay heshiis la gaareen macalinkii hore ee kooxda Napoli Walter Mazzarri 51-jirkaan…
May 25 2013 / No Comment / Sii-Akhri »ENRIQUE: Wuu Sii Joogi Doonaa Ciyaaryahan Suarez Kooxda Liverpool »
Daafaca bidix ee kooxda Liverpool JOSE ENRIQUE ayaa ku adkeystay in ciyaaryahanka weerarka uga ciyaara kooxa Red-ka Luiz Suarez uu…
May 24 2013 / 43 Comments / Sii-Akhri »Napoli oo sheegtay in ay heshiis la gaartay tababare Rafa Benitez »
Madaxweynaha kooxda Napoli, Aurelio De Laurentiis ayaa maanta shaaca ka qaaday in macalinka waqtigiisa dhacay ee kooxda Chelsea Rafa Benitez…
May 24 2013 / No Comment / Sii-Akhri »Rooney Oo Sii Joogi Doona Kooxda Manchester Xilli Ciyaareeka Soo Socda »
Weeryahanka waayihii dambe uu mustaqbalkiisa shakiga faraha badan uu hareereyey ee u ciyaara kooxda Manchester United Weyne Rooney ayaa la…
May 24 2013 / No Comment / Sii-Akhri »London oo soo dhoweysay Munich iyo Dortmund + DAAWO SAWIRADA »
Magaalada London ayaa si weyn usoo dhoweysay kooxaha Bayer Munich iyo Borussia Dortmund oo ku dagaalami doona Wembley . Labada…
May 24 2013 / 22 Comments / Sii-Akhri »Monaco oo si lama filan ah u iibsatay James Rodriguez iyo Joao Moutinho »
Sida ay daabaceen inta badan majaladaha ugu waa weyn aduunka kooxda reer France ee AS Monaco ayaa iibsatay labada xidig…
May 24 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
B
C




































