HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Wararka News

Hay’adda Nabadsugidda oo soo Bandhigtay Shabaab dilal horey u geystay »

Hay’adda Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta soo bandhigtay qaar ka mida gacan ku dhiiglayaashii dilay gabar Soomaaliyeed oo lagala baxay Gurigeeda oo ku yaalay dhabarka dambe ee Warshadda Coca Cola …

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Madaxweyne-Xasan-515x343

Madaxweyne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii dhammaanayaa” »

Muqdisho, 20 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Amniga. Shirkan oo ay Dowladdu qabanqaabisay kana soo qeybgaleen aqoonyahanno, khubaro…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Top News

Gaadiidka dadweynaha ee ka shaqeeya inta u dhaxeysa degmooyinka Afgooye iyo Walawayn oo shaqada joojiyey »

Warka naga soo gaarayo gobolka Shabeellaha hoose, ayaa sheegaya in Wadayaasha gaadiidka dadwaynaha ee ka shaqeeya inta  u dhaxeysa degmooyinka Afgooye iyo Walawayn ee gobolka Shabeellaha hoose ay joojiyeen shaqooyinkii…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
degdeg

AKHRISO MAGACYADDA:- Maamulka Somaliland oo Jeelka dhigay Seddex Weriyayaal xilli ay ku howlanaayeen shaqadooda. »

Wararka naga soo gaaraya Degmada Laascaanood ayaa sheegaya in maamulka Somaliland ee ka arrimiya degmada Laascaanood uu maanta xiray 3-saddex weriye oo ka howlgalayay degmadaasi. Weriyeyaasha la xiray ayaa kala…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
DEGDEG

DEG DEG. Kolonyo gaadiid Dagaal oo ay la socdeen AMISOM oo qarax lagula eegtay Dhoobleey »

Warka naga soo gaarayo Degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in Qarax xoogan oo Khasaaro geestay halkaasi ka dhacay. Qaraxa ayaa la sheegayaa inuu ahaa Miino dhulka loogu…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
barre-hiiraale

Col Bare Hiiraale iyo Ahmed Madoobe maxay ku kala duwan yihiin? Qormo Xiiso badan »

Col Bare Hiiraale iyo Ahmed Madoobe maxay ku kala duwan yihiin? Mohamed Abdi Afey oo u hiiliyey Walaalkii Ahmad Madoobe iyo RW Abdiweli oo dhabar jebiyey Col Barre!! Labadaan hogaamiye…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
barre

Mas’uul ka tirsan Maamulka Jubba oo dhaliil kulul u jeediyay Col. Barre Hiiraale »

Maamulka Kumeel gaarka ah ee JUBBA ayaa waxay ku eedeeyeen Barre Adan Shire (Hiiraale) inuu yahay qof Nabad diid ah ayna dhowr jeer ku wargeliyeen inuu Nabada qaato. Geelle Maxamed…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
QM

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Alshabaab ay salfanayaan Dhalinyarada Kenya iyo kuwa kale ee Africa »

Wargeyska The Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa maanta qoray inay heleen nuqul ka mid ah Warbixin Qarsoodi ah oo ay QM ku sheegayso in Kooxdii weeraradda…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
deg deg

DEG DEG. Ciidamadda AMISOM iyo Raaskambooni oo goor dhow u ruqaansaday Deegaano Saldhig u ah Alqacidada Somalia. »

Ciidanka maamulka Jubba oo garab ka helaaya kuwa AMISOM gaar ahaan kuwa Siiriliyoon ay ka baxay gabi ahaan Magaaladaasi Kismaayo. Ciidamadda ayaa la sheegayaa inay ku wajahan yihiin Degaano duleed…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
News

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliska Puntland oo gaaray Xarumaha Ciidamadda Puntland ee gobolka Sool »

Wafdi ka socda Maamulka Puntland ayaa gaaray degmada Tukaraq ee gobolka Sool. Wafdiga ayaa waxaa hormuud u ahaa Wasiirka wasaarada Amniga Puntland Xasan Cusmaan Maxamuud ‘’Aloore’’ iyo Taliyaha Booliska Puntland…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
News

Alshabaab oo sheegay inay dileen Taliye ku-xigeenkii ciidanka Jabuuti ee gobolka Hiiraan. »

Afhayeenka dhinaca howlgalada uqaabilsan Al Shabaab Cabdi Casiis Abu Muscab oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay maalmihii lasoo dhaafay guulo la taaban karo ka gaareen Dagaaladda ay kula jiraan Ciidamadda…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
DEGDEG

Diyaarad siday Qaat oo shil ku gashay Garoonka Guriceel ee gobolka G/gaduud »

War goor dhow naga soo gaaray degmada Guriceel ee gobolka G/gaduud, ayaa sheegaya in Shil diyaaradeed uu ka dhacay Guriceel. Cusmaan Ciise Nuur oo ah Gudoomiyaha degmada Guriceel oo goor…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Nick Kay PHOTO

Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM oo walaac ka muujiyay Awoodaha Alqacidada iyo Burcad-badeeda Somalia. »

Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, Nick Kay ayaa hadalkaasi ka sheegay magaalladda Abu Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, wuxuuna xusay in loo baahan…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
News

Ciidamadda ilaalada ka hayo Xeebaha Yemen oo qabtay Tahriibayaal watay badeecad kontorobaan ahayd »

Sida laga soo xigtay Wakaalladda Wararka Yeman ‘’SABA’’ waxaa faraha kasii baxaayo Muhaajiriinta Soomaalida ee kusii qulqulaayo Dalka Saudia. Wakaaladda ayaa sheegtay in Ciiddanka Ilaaladda ka ah Xeebaha dalka Yemen…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
top-news2-150x150

Al-Zawaahiri iyo Alshabaab oo wacad ku maray inuu dhici doono mid lamid ah weerarkii lagu haligmay ee Westgate. »

Warbaahinta Caalamka ayaa baahisay Cod uu soo duubay Hogaamiyaha Meylka adag ee al-Qaacida Sheikh Ayman Al-Zawaahiri taasi uu uga hadlaayay damaca Alqaacida ee Xarumaha Reer Galbeedka. Codka ayaa waxa uu…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Ciidamo Ethiopian ah

Ciidamo ka kala socda Talisyada Boliska iyo Nabadsugida oo buux-dhaafiyay Degmada Balcad. »

Warka laga helaayo Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in halkaasi ay ku qulqulayaan Ciidamo ka kala socda Nabadsugida iyo Boliska oo iyagu la sheegay inay baadi-goob ugu…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
dagaal

Alshabaab oo inta u dhaxeysa Leego iyo Walaweyn u gashay Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo DFS. »

Warka laga helaayo Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in Habbeennimadii xalay halkaasi laga maqlaayay gurxanka Madaafiicda iyo rasaasta fud-fudud kadib markii halkaasi ay isku qabsadeen Ciidamo kala gadisan. Warka halkaasi…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Burcad badeed wax heysata

Jarmalka oo Muwaadin Somalia ah ku riday xarig 12-sanno »

Maxkamad ku taalla dalka Jarmalka ayaa Muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi 12-sanno, kadib, markii lagu helay inuu taageero ka geystay sidii ay Koox burcad-baddeed ah u qafaalan lahaayeen Markab…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
News

Guddoomiyaha Balcad ‘’Waxaa la kufsaday Xaaskeyga waxaana amar lagu bixiyay in la I Kharijiyo’’ »

Xilli ay kacsan tahay xaaladda Degnaansho ee Degmadda Balcad ee Gobalka Sh/dhexe ayaa waxaa haddana jira warar hoose oo sheegaya in Mas’uul ka tirsan Degmadaasi uu sheegay in lagu raadinaayo…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
RW

Ra’iisul wasaare Cabdiweli “Safarkii Kismaayo wuxuu qayb ka ahaa qorshaha Xukuumadda ee Dib-u-heshiisiinta Dalka” »

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli sheekh Axmed ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaddib markii uu soo gabagabeeyey safar shaqo oo 8 cisho…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Dr.Cabdiweli-Gaas12

Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Deegaanka Balli Busle Ee Gobolka Mudug »

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdigii uu hogaaminayay ee manta gaaray deegaanka Balli-busle oo ka mid ah gobolka Mudug ayaa goob fagaare ah kula kulmay qaybaha…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
ghghhh

C/raxmaan Xudeyfi :- Ciidamadii ugu badnaa abid ee ka tirsan DFS ayaa isu soo dhiibay Alshabaab »

C/raxmaan Xudeyfi oo sheegto in Argagixisada Somalia ee Alshabaab uu ugu magacaaban yahay Gobollada Jubbooyinka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsanaa DFS ay isu soo dhiibeen…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
barre-hiiraale-150x1501

MAXAA KA QARSOON OO AADAN OGEYN:- Barre Hiiraale oo dedaalka Raysalwasaare Cabdiweli Shiikh araxda ka jebiyey »

Raysalwasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed ayaa muddo ka badan todoba maamood ku sugnaa xarunta maamulka Jubba ee Kismaayo, safarka Raysalwasaaraha ayaa la xiriirey sidii loo taabo gelin lahaa heshiiskii Dowladda…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Dr.Cabdiweli-Gaas12

Madaxweyne Gaas oo lagu soo dhaweeyay degmada Jarriiban iyo kulamo kala duwan uu la qaatay Qeybaha Bulshadda »

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay u ambabaxay degmada Jarriiban oo 240 km dhanka bari ka xigta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweyne…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
images (12)

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka oo Gaadiid la gudoonsiiyay »

Dowlada Imaraadka Carabta ayaa Gaadiidka Nooca dagaalka iyo Qalab ciidan gudoonsiisay Hay’adda NabadSugida iyo Sirdoonka Qaranka Somalia. Qalabka la guddoonsiiyaya Hay’adda ayaa waxaa uu ka koobnaa Gadiidka ciidanku ay isticmalaan…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
xasan

Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Saudi Arabia »

Muqdisho 19 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Saudi Arabia, Saudi Arabia iyo Soomaaliya waxey leeyihiin xiriir…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
ccscsd

Hay’ada Sirdoonka Qaranka Tanzxania oo gacanta ku dhigtay Dhalinyaro Tababar ku qaatay Somalia »

Madaxweynaha dalka Tanzania, Jakaya Kikwete ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi maanta lagu soo daabacay Wargeyska The Daily Nation ee ka soo baxa magaalladda Nairobi, wuxuuna tilmaamay inay Dowladiisa gacan ka…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Sports

Warka waa kala cadaaday maanta:Liverpool oo guul ka gaartay Norwich+sawiro iyo xiddigihii safnaa »

fff

Walee Liverpool Cid celisa lama hayo,waxaana ay ku dhowyihiin in maalin dhow riyadoodii ay u rumowdo. Galabta Liverpool waxaa 3-1…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Edinson Cavani oo Man United imaanaya,halka Van Persie uu ka tagayo »

cavu

Sida ay qortay dailymail Manchester United ayaa lacago badan kula soo wareegeysa weeraryahanka PSG Edinson Cavani. Kooxda David Moyes ayaa…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Line Up-ka Rasmiga ee kooxaha Norwich iyo Liverpool »

ooo

Liverpool ayaa u baahan guul si ay talaabo ugu qaado ku guuleysiga Premier league halka Norwich ay u baahantahay guul…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Barcelona oo ka iibineysa Cesc Fabregas Man United »

barcelona-granada_1

  Bartilmaameedka mudada dheeraa ee kooxda Manchester United Cesc Fabregas ayaa la sheegay in Barcelona ay ogolaatay iney ka iibiso…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Manchester United oo ay macquultahay in Arsenal ay ka iibiso Chris Smalling »

chris-smalling-manchester-united-santi-cazorla-arsenal

  Arsenal ayaa la sheegay iney aad ugu kulashahay saxiixa daafaca kooxda Manchedter United Chris Smalling xili ciyaareedkan marka uu…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Pedro oo go’aan ku gaaray inuu ka tagayo Barcelona »

pedro-rodriguez-barcelona

Garabka kooxda Barcelona Pedro ayaan sii joogi doonin Camp Nou sida uu sheegayo wakiilkiisa Francois Gallardo marka uu dhamaado xili…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Rikoorada laga diiwaan geliyay AC Milan iyo Liverno »

baaloo

Waxaa soo hagaageysa rajada Milan ee ka qeybgalka Europe league xagaagan kadib markii ay ka soo taalaabeen maalintii shalay kooxda…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Rikoorada laga diiwaan geliyay kulankii Chelsea iyo Sunderland »

777

Kooxda Jose Mourinho ee Chelsea ayey guuldaro ku dhacday xalay kadib markii 2-1 ay ugu badisay kooxda heerka labaad iney…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Patrice Evra oo taageere u noqday Luis Suarez »

FARE

Iska ilow wixii dhacay Patrice Evra ayaa sheegay iney xaqtahay in xili ciyaareedkan abaalmarinta Sanadka Premier league uu mudan yahay…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Wax ka ogow rikooradii laga jibiyay xalay Chelsea iyo Jose Mourinho »

jeee

Waxaa la soo gaba gabeeyay rikoorkii guuldaro la’aanta ee macalinka Portugal Jose Mourinho uu ku heystay garoonka Stamford Bridge. Chelsea…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Inter Milan oo dooneysa in Mauro Icardi ay ku badalato David Villa »

inter-milan-mauro-emanuel-icardi

Inter Milan ayaa eegeysa in weerarkeeda Mauro Icardi ay ku soo badashaan xiddiga weerarka ugu ciyaara kooxda Atletico Madrid ee…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Liverpool oo dooneysa saxiixa Gervinho »

gervinho-roma

Weerarkii hore ee Arsenal Gervinho ayaa bartilmaameed u noqday kooxda Premier league ka ciyaarta ee Liverpool. 26 jirka Madow ee…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Steven Gerrard oo naftiisa qatar u gelinaya si Liverpool ay ugu guuleysato Premier league »

liverpool-steven-gerrard

Kabtanka Liverpool Steven Gerrard ayaa la sheegay inuu ku ciyaarayo ilaa iyo haatan dhaawac laakiin taas kama wal walayo isaga waxaana…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Arsene Wenger oo qal qaalo ugu jira booska Jack Wilshere ee koobka Adduunka »

jack-wilshere-arsenal

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa ku kalsoon in Jack Wilshere uu diyaar u noqon doono inuu England kala qeybgalo…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Falanqeynta kulanka Derbiga ee Everton vs Manchester United »

coleman_evra (1)

Kooxaha Manchester United iyo Everton ayaa ku balansan Goodison Park xili David Moyes lagu soo dhaweynayo halkaas isagoo ku jira…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Falanqeynta kulanka Norwich City vs Liverpool,Reds oo hogaanka sii dheereysan karta »

Norwich-City-vs-Liverpool-2012-epl

Afartii kulan ee riyada u rumeyn laheyd Liverpool ayey kooxda cagta saareysaa oo hadii ay badiyaan koobku qaadi doonaan markii…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Falanqeynta kulanka Hull City vs Arsenal,Gunners oo guul u baahan »

hull-vs-arsenal

Arsenal ayaa u baahan guul si ay ugu xaqiiqsato booskeeda afaraad ee Premier league kaas oo ay ugu qeybgalayaan Champions…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Falanqeynta kulanka FC Barcelona vs Athletic Bilbao »

barcelona-vs-athletic-de-bilbao-online

Barcelona oo ay balaayo iska heysato mudooyinkan ayaa hadana waxaa ay wajaheysaa toddobaadkan kulan adag oo ay la ciyaarayaan Athletic…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Natiijooyinka horyaalka Talyaaniga: Milan oo soo taaktaaksanaysa, Juve iyo Inter oo wada badiyey »

balo

Goor waqtigii dhamaaday ayay kooxda AC-Milan taak taaksi kusoo jirtaa waaba hadii ay sannadkaan ciyaaari karto Europa Cup-ka laakin kulamada…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Xanuun Badanaa: Chelsea oo kun meyl u jirsatay hanashada horyaalka Premier League-ha »

chelsea

Waxaa uurkutaalo iyo xanuun caawa garoonka ugu baxay ciyaartooyda, tababaraha iyo taageeerayaasha kooxda buluuga ee Chelsea ka dib markii gurigeeda…

Apr 20 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Wax ka baro shan waxyaabood waali ah oo laga bartay xagaagan Premier league »

etha

Tani waa shan waxyaabood oo aan xagaagan ka baranay horyaalka Premier league oo aan wali lagu kala bixin. Ilaa iyo…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Ka hor kulanka Everton iyo Man United Yaa fiican labada macalin ee kooxahan »

moyes

  Maalinta beri garoonka Goodison Park waxaa leysugu baneyn doonaa labada koox ee ay kala wataan Roberto Martinez iyo David…

Apr 19 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
English

Somali National Army capture the sixth town from Al-Shabaab »

2

The Somali National Army (SNA) backed by African Union Mission in Somalia (AMISOM) troops this evening captured an Al-Shabaab stronghold, Buula Burde town in Hiraan region, bringing to six the number of towns liberated from Al- Qaeda –linked terrorists in the past two weeks, a…

Mar 14 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

UN Envoy to Somalia urges greater role for women in state-building »

KAY

MOGADISHU, 8 March 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Nicholas Kay, joins the Somali people in celebrating International Women’s Day, and urges the Federal Government to broaden opportunities for women to contribute to the country’s peace-building and state-building processes.  “Over…

Mar 8 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Prime Minister meets with Deputy Prime Minister of the United Arab Emirates to discuss increased support to Somalia »

RW

His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed who is in Abu Dhabi on an official three day visit to the United Arab Emirates today met with Deputy Prime Minister and Minister of Presidential affairs, H.E Sheikh Mansour bin Zayed bin Sultan Al Nahyan, to discuss…

Mar 4 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Presidential palace in Somalia hit by major car bomb, gun attack: police »

muqdisho15

The presidential palace in Somalia’s capital Mogadishu, home to the country’s internationally-backed government, was hit Friday by a massive car bomb followed by a raid by gunmen, police and witnesses said. “There is a large attack on the presidential palace. Initial reports are that a…

Feb 21 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Nozze gay a Mogadiscio »

muqdisho11

Nel paese degli Al Shabab non tutto è perduto: la settimana scorsa, con una grande festa, sono state celebrate le prime nozze gay a Mogadiscio. Un centinaio di invitati, alcuni venuti anche dall’estero, si sono ritrovati in una villa per festeggiare le nozze fra due…

Feb 9 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Diinta 0Suna (5)

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo baaq u jeediyay shacabka degan goobaha ay la wareegeen ciidamada Dowladda iyo AMISOM

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Waljameeca ayaa baaq u jeediyay shacabka degan goobaha ay la wareegeen ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM, wuxuuna Goluhu sheegay hoosta ka xariiqay inay shacabku ka faa’iideystaan isbedelka ka dhacay gobolada dalka.…

Apr 11 2014 / Sii-Akhri »
Muxadaro (2)

DAAWO VIDEO SHEEKH MUUSE CADE IYO MUXAADIRADA OO KAAMIL AH

Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro ka dhacday magaalada Borlänge ee lagaga hadlayey bisha Mowliid iyo dhalashadii Nabigeena Muxammad ahaa NNKH, waxaana inoo soo jeedinaya Sheekh Muuse Cade ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin allaha ka…

Jan 20 2014 / Sii-Akhri »
Cafimadka nato-300x214

Baaritaan la sameeyay oo lagu Ogaaday tirada ku geeriyootay Qiica Diyaaradaha

Warbixin cusub oo  ay soo saartay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO  ayaa waxay ku sheegtay in qiica ay hawada ku sii daayaan diyaaradaha sanadwalba ay u geeriyoodeen  dad tiradooda lagu sheegay 7 million oo ruux dunnida…

Apr 16 2014 / Sii-Akhri »
sxagaa

ARRIMAHA CAAFIMAADKA ( 8 calaamadood ee cudurada kelyaha ) 8 Symptoms of Kidney Disease

Aqriste waxaan kuu soo gudbinayaa qaar ka mid ah xanuunaa ku dhaca kelyaha iyo calaamadaha lagu garto. Xanuunka ku dhaca kelyaha ayaa noqday tobankii sano ee u danbeeyay mid ay ka cawdaan dadka soomaaliyeed mana jirin laba…

Feb 17 2014 / Sii-Akhri »
Fallo maqaal

Midowga Yurub oo Soomaaliya ka Dhigtay Xabaalaha Qashinqubka Sunta

Soomaaliya xukunkii Milatariga ee ku dhisnaa kelitalisnimada wuxuu baray in xoog waxkasta lagu muquuniyo, dagaalogayaasha beelaha oo aaminsan in xalka uu ku jiro adeegsiga xoog ayaa curiyey ciidamo fara badan oo ay dagaalgeliyaan. Odeyaashaas damacooda shaqsi…

Apr 17 2014 / Sii akhri »
dagaal1-2

Soomaalidu Ma waxay ku Qanacsan tahay dhibaatadda ay ku jirto!? (Maqaal)

Dhowr iyo Labaatan Sano ka dib,Weli waxa aad mooddaa in dadka Soomaalidu aysan diyaar u ahayn in ay ka baxaan dhibaatada ay ku jiraan marka aad fiiriso habdhaqankooda gaar ahaan dadka Siyaasiyiinta oo aad moodda in…

Apr 12 2014 / Sii akhri »
Dhagayso Xaawo kiin3

Hees cusub oo shirib ah soona baxday maanta Xaawo Kiin DAAWO

Hees cusub oo shirib ah lana magac baxday Cadale soona baxday maanta waxaa inooga luuqeynaysa fanaanada codka macaan ee Xaawo Kiin nala daawo. Heestaan ayaa waxaa miraheeda leh Laashin Xuseen Cabdulle Xasan “Xuseen Madoobe”, waxaana muusikada…

Feb 11 2014 / Sii akhri »
IMG_2507

Muxaadaro kusaabsan Siirada Nabageena SCW iyo Sheekh Muuse Cadde oo marti u ah reer Borlänge SAWIRO+

Waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka Arlanda ee magaalada Stockholm Sheekha weyn ee Sheekh Muuse Cadde oo kasoo kicitimay dalka Holland isagoo doonaya inuu maxaadaro balaaran u jeediyo muslimiinta afka Soomaaliga ku hadasha ee degan…

Jan 18 2014 / Sii akhri »
Log in | Designed by Jimcale