HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Monday, February 11, 2013 - 16:28:11
Waxaa la aqristay: 841 Jeer.

11-ka ciyaaariyahan ee Real Madrid ku soo bilaabi doonto kulanka Man United

Waxaa Qoray:

real vs unitedTababare Jose Mourinho ayaa la sheegay in uu badali doono shaxdii uu kaga adkaaday Sevilla asbuucan uuna qab cusub ku soo gali doono kulanka Man United ee habeenka Arbacada .

Jariirada Marca ee ka soo baxda Spain ayaa ogaatay 11-ka ciyaariyahan ee tababare Mourinho uu ku soo bilaabi doono kulanka habeenka Arbacada ah ee Champions League ,inkastoo lagayabo in sadaashaan ay qalad noqoto.
Shaxdii kulankii Sevilla

Diego Lopez, Arbeloa, Sergio Ramos, Albiol, Coentrao, Essien, Modric, Benzema Kaka ,Cristiano Ronaldo Higuain.

Waxaa badal ku soo galay Callejon,Morata iyo Pepe ,waxaana keydka ku dhmeystay Carvalho, Ozil, Khedira, Adan.
11-ka ciyaariyahan ee lagu soo bilaabi doono kulanka Man United

Diego Lopez, Arbeloa, Sergio Ramos, Pepe, Coentrao, Xabi Alonso, Khedira, Di Maria, Ozil, Ronaldo, Benzema

 

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

3 Comments for “11-ka ciyaaariyahan ee Real Madrid ku soo bilaabi doonto kulanka Man United”

  1. When I first saw this title 11-ka ciyaaariyahan ee Real Madrid ku soo bilaabi doonto kulanka Man United | Warar Xaqiiqo ah on google I just whent and bookmark it. Thanks a lot for what you posted. I tend to agree with most of what you said.

  2. liibaan hanad

    .
    `soomaalidamaanta waa ka darteen markaan waxaan l;a yaabanhay waxaad dhahdeen ozil ayaa ku dhameesan doono iyo pepe see ugu dhameesanayaan kursiga kaydka pepe waa suurta gal waayo wuxuu ka soo kacay dhaawac lkn ozil oo ah xidiga naadiga see banji ugu soo bilaabanaa

  3. liibaan hanad

    .
    `

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale