Waxaa la aqristay: 1,083 Jeer.
10-ka koox ee aduunka ugu Qanisan oo la soo saaray, Real Madrid iyo Barcelona oo hogaaminaya
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farah

Labada koox ee reer Spain ee Real Madrid iyo Barcelona ayaa hogaaminaya liiska kooxaha ugu qanisan kubbada cagta iyo gaar ahaan lacagihii soo galay sanadkii dhamaaday.
Qiimeynta sanadlaha ah ee ay sameyso Deloitte Football Money League ayaa waxaa Kooxda Real Madrid ay kaalinta koowaad ka gashay qiimeyntaan halka Barcelona iyo Manchester United ay labaad iyo sadexaad ku jiraan .
Kooxda difaacaneysa horyaalka Ingriiska ee Manchester City ayaa markii ugu horeysay ku soo biirtay 10-ka koox ee ugu qanisan aduunka iyo qarash fiican heshay sanadkii dhamaaday.
Waa kuwaan 10-ka koox ee ugu qanisan aduunka iyo lacagihii soo galay sanadkii dhamaaday
| Kooxda
1. Real Madrid |
Qarashaadka
€512.6m |
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨


